Dhacdo Kale Oo Muruggaddeedda Leh: Waa Inan Yar Oo Hooyaddeed Ku Geeriyootay Qaraxii Muqdisho, Iyanna Laga Soo Ag Qaadday Mayd-ka Hooyaddeed.

0
Saturday October 29, 2022 - 21:17:05 in by Super Admin
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdo Kale Oo Muruggaddeedda Leh: Waa Inan Yar Oo Hooyaddeed Ku Geeriyootay Qaraxii Muqdisho, Iyanna Laga Soo Ag Qaadday Mayd-ka Hooyaddeed.

    Muqdisho (QMN)- Sawirkan Idiin Muuqdaa, Waa Dhacdo Kale Oo Muruggaddeedda Leh: Waa Inan Yar Oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (QMN)- Sawirkan Idiin Muuqdaa, Waa Dhacdo Kale Oo Muruggaddeedda Leh: Waa Inan Yar Oo
 Hooyaddeed Ku Geeriyootay Qaraxii Muqdisho, Iyanna Laga Soo Ag Qaadday Maydka Hooyaddeed.

Hooyaddeed Waxay Geeriyootay Iyaddoo Ilmaheedda Yar Xoog U Jecel Oo Dhabarkeedda Ku Xambaarsan. Balse Sikinno Kadib Markii Uu Dhacay Qaraxa Ay Hooyaddeed Ku Geeriyootay, Waxa Mayd-ka Hooyaddeed Laga Soo Ag Qaadday, Iyaddoo Nool. Hooyaddeedna Wayday Sikinno Kadib.

Waa Sabbi Oo Ma Garannayso Magaceedda Iyo Haybteedda Midna. Balse Waxay Muujinaysaa Dhibaatadda Weyn Ee Dadka Soomaaliyeed Haysata, Ilaahay Ha U Naxariisto Dhammaan-ba Ummadda Soomaaliyeed Ee Ku Geeriyootay Qaraxyadda Muqdisho Ka Dhacay Maanta, Ha Kanna Dul Qaaddo Dhibaatadda Xanuunka Badan Ee Sidda Joogtadda Ah Uga Dhacaysa Dalka Somaaliya.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured