Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-weyne) Oo Kulan Gaar Ah ku Wadda Yeeshay Magaaladda Hargeysa.

0
Saturday November 05, 2022 - 19:24:21 in by Super Admin
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-weyne) Oo Kulan Gaar Ah ku Wadda Yeeshay Magaaladda Hargeysa.

    Hargeysa (QMN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo
Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-weyne), Ayaa Kulan Gaar Ah ku Wadda Yeeshay Magaaladda Hargeysa. 

Kulankan Gaarka Ah Ee Dhexmaray Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-weyne) Oo Ahaa Mid  Si Gaar Ah Loo Ilaaliyey Xogtiisa Iyo U-Jeedka Uu Daarnaa-ba, Ayaa Xogo Hoose U Xaqiijiyeen Shabakedda Wararka Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net Inuu Daarnaa Xaaladda Wakhtigan Uu Dalku Ku Jiro Iyo Siddii Si Wadda-jir Ah Loogu Wajihi Lahaa Xaaladda Kala Guurka Ah Ee Dhammaadka Muddo Xilleedka Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Dhammaadkeeddu Ku Eeg Yahay 13-ka Bishan Aynu Ku Jirno Ee November.

Isbahaysiga Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee WADDANI Iyo UCID, Ayaa Si Cad U Caddeeyey Dhawr Jeer In Aanay Aqoonsanaan Doonin Madaxweynenimadda Muuse Biixi Iyo Hogaaminta Dalka Wixii Ka Dambeeya 13-ka November Oo Ay Hadda Inaga Xigaan Toddoba Habeen Oo Kaliya.


Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured