![]() War Degdega: Deegaanka Xamar Lagu-xidh Ee Gobolka Buuhoodle Oo Uu Ka Qarxay Dagaal Laba Beelood U Dhexeeya.
Xamar Lagu-xidh (QMN)- Deegaanka Qararo oo Ka tirsan Degmadda Xamar Lagu-xidh ee Gobolka Buuhoodle,
Ayaa Waxaa Hadda Ka socda Dagaal u dhaxeeya Beelo Wadadaga Degaanka Qararo.
Waxaa Jira khasaare Dhimmasho iyo Dhaawac tiradooda aan la xaqiijin.
Dagaalka Ayaa Hadda Ka socda Bartamaha Suuqa mana jirto Cid Gurmad ah oo Halkaas Gaadhay ilaa Hadda Oo Saacado Socdo dagaalkaasi.
Xigasho: Cabdimaalik Gadri Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
War Degdega: Deegaanka Xamar Lagu-xidh Ee Gobolka Buuhoodle Oo Uu Ka Qarxay Dagaal Laba Beelood U Dhexeeya.
Xamar Lagu-xidh (QMN)- Deegaanka Qararo oo Ka tirsan Degmadda Xamar Lagu-xidh ee Gobolka Buuhoodle,