Ciiddanka Booliska Magaaaladda Hargeysa Oo Xalay Xidhay Cabdalle Jirde Oo Ka Mid Ah Taageerayaasha Ugu Fir-fircoon Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.

0
Monday November 14, 2022 - 20:09:24 in by Super Admin
  • Visits: 93
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciiddanka Booliska Magaaaladda Hargeysa Oo Xalay Xidhay Cabdalle Jirde Oo Ka Mid Ah Taageerayaasha Ugu Fir-fircoon Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.

    Hargeysa (QMN)- Ciiddanka Booliska Magaaaladda Hargeysa, Ayaa Xalay Xidhay Cabdalle Jirde Oo Ka Mid Ah Taageerayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Ciiddanka Booliska Magaaaladda Hargeysa, Ayaa Xalay Xidhay Cabdalle Jirde Oo Ka Mid Ah Taageerayaasha
 Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.

Cabdalle Jirde Oo Ka Mid Ah Taageerayaasha Ugu Fir-fircoon Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Gaar Ahaan Degmooyinka Axmed Dhegax, 31-ka May Iyo Gobolka Hawd, Ayey Xalay Ay Ciiddanka Boolisku ku Xidheen Saldhiga Iftin Ee Magaaaladda Hargeysa.

Si Dhab Ah Looma Oga Sababta Keentay Xadhiga Muwaaddin Cabdalle Jirde. Balse Waxay Muwaaddinkan Xadhigiisu Ugu Sii Darsamayaa Dhibaato Burbur Gaadhigiisa Uu Gaadhsiiyay Khamiistii Taliyaha Saldhigga Iftin, Xiligaas Oo Ay Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Isu Diyaarinnayeen Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Caasimadda Hargeysa Loogu Sameynayey Weftigii Uu Hogaaminayey Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) Oo Kasoo Laabtay Safar Ku Tagay Gobolladda Barri Ee JSL.


Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured