Ururka Naafadda Ee Somaliland Oo Shahaaddo Sharefeed Ku Maamuusay Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

0
Monday November 14, 2022 - 20:20:25 in by Super Admin
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Naafadda Ee Somaliland Oo Shahaaddo Sharefeed Ku Maamuusay Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

    Hargeysa (QMN)- Ururka Naafadda Ee Somaliland Oo Shahaaddo Sharefeed Ku Maamuusay Guddoomiyaha Baarlamaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Ururka Naafadda Ee Somaliland Oo Shahaaddo Sharefeed Ku Maamuusay Guddoomiyaha Baarlamaanka
 JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Munaasibad kooban Oo ka Dhacday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee Xaruunta Baarlamaanka Ee Magaaaladda Hargeysa Ayey Ururka Naafadda Somaliland Ku Guddoonsiiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed Shahaaddo Sharefeedka Ay Ku Maamuuseen.

Ujeedka Ay Shahaaddo Sharefeedkan Ugu Maamuuseen Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayey Ururka Naafadda Somaliland Ku Sheegeen Garabsiinta Iyo Wax-tarka Uu Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed Mar Kasta U Fiddiyo Bulshadda Naafadda Ah Ee Reer Somaliland, Iyagoo Hogaanka Ururka Naafadda Somaliland Ay Aad Ugu Duceeyeen Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Madashan Lagu Guddoonsiiyey Shahaaddo Sharefeedka Hadal Kooban ka Jeeddiyey, Ayaa Aad Ugu Mahadceliyey Ururka Naafadda Somaliland Ee Shahaaddo Sharefeedka Ku Maamuusay.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured