Fanaanka Caanka Ah Ee Qammar Suugaanni Oo Sheegay Inuu Soo Waddo Hees Uu Ku Taageerayo, Kunna Ammaanayo Hogaaminta Murashax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro.

0
Wednesday November 23, 2022 - 22:09:30 in by Super Admin
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Caanka Ah Ee Qammar Suugaanni Oo Sheegay Inuu Soo Waddo Hees Uu Ku Taageerayo, Kunna Ammaanayo Hogaaminta Murashax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro.

    Hargeysa (QMN)- Fanaanka Caanka Ah Ee Qammar Suugaani, Ayaa Sheegay Inuu Soo Waddo Hees Uu Ku Taageerayo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Fanaanka Caanka Ah Ee Qammar Suugaani, Ayaa Sheegay Inuu Soo Waddo Hees Uu Ku Taageerayo,
 Kunna Ammaanayo Hogaaminta Murashaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro).

Fanaanka Reer Somaliland Ee Qammar Suugaani, Ayaa Si Weyn Uga Dhex Muuqda Fanka Soomaaliyeed, Iyaddoo Uu Ka Mid Yahay Fanaanniinta Loogu Jecel Yahay Gayi'ga Soomaaliyeed. Waxaynu Sugnaaba Nooca Heesta Uu U Soo Qaaddo Musharax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro. Iyaddoo Ay Hore U Jireen Heeso Baddan Oo Si Gaar Ah Loogu Ammaanayo Hogaaminta Wanaagsan Ee Dr Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xisbigiisa WADDANI Oo Ah Xisbiga Kaliya Ee JSL Soo Maray Ee Heesaha Ugu Baddan Ay Fanaanniintu U Qaaddeen, Taasoo Muujinaysaa Dareen Ahaan Sameynta Siyaasadeed Ee Uu Xisbiga WADDANI Ku Leeyahay JSL Iyo Waliba Jacaylka Iyo Bohol-yoowga Ay Shacabka Reer Somaliland U Qabaan Inuu La Wareego Hogaaminta Qarankan JSL Ee Curdinka, Isla-markaanna Ay Ragaaddisay Hogaan Xumaddu Muddadda 31-ka Sanno Ah Ee Ay JSL Ku Naalloonaysay Nidaamka Dawlnimadda.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured