Ciyaaraha

"MADAXWEYNE WAXAAN KAALA TALINAYAA INAAD MAQASHO INTA TALADA XUN' Siyaasi Cabdi-Xaliim Maxamed Muuse.

0 Visits: 313 | Friday April 29, 2022 - 01:37:29
Anigoo in muddo ah ka gaabsaday gaar ahaan xukuumaddan Muuse Biixi hoggaaminayo inaan wax dhaliil ah

Read More »

Xulka Jarmalka oo Caawa Ceeb baday, kana Oohiyey Libaaxyadii Kubbadda Cagta Adduunka ee Brazil

0 Visits: 1335 | Thursday July 10, 2014 - 03:31:08
Hargeysa [QMN] -Sports:- Xulka Kubbadda Cagta ee dalka Germalka, ayaa Ceeb baday, isla markaana ka oohiyey Libaaxyadii Kubbadda Cagta Adduunka ee Brazil, ka dib markii ay Simi-finel-ka Ciyaaraha Koobka

Read More »

Xulkii Dalka Holland Oo Laga Dul-talaabsaday Iyo Xulkii Argentiina Oo U Gudbay Finalka Koobka Aduunka.

0 Visits: 906 | Thursday July 10, 2014 - 01:51:52
Hargeysa [QMN]- Xulkii dalka Holland, ayaa laga reebay koobkii aduunka, ka dib markii ay hadda la soo gabagabeeyey ciyaar adag oo dhexmartay xulalka Holland iyo Argentiina.

Read More »

DAAWO:- Xisbiga WADDANI Oo Qalab Sport Ugu Deeqay Koox Dhegoolayaal Taageerayaal U Ah Kana Hadlay Xaalada Dalka

0 Visits: 794 | Thursday July 03, 2014 - 20:07:43
Hargeysa (QMN) DAAWO:- Xisbiga WADDANI Oo Qalab Sport Ugu Deeqay Koox Dhegoolayaal Taageerayaal U Ah Kana Hadlay Xaalada Dalka

Read More »

Xulka Brazil Oo Guul Ku Daah Furey Koobka Aduunka Iyo Neymar Oo Wacdaro Dhigay + Croatia-na Af-ka Ciida U Dartay.

0 Visits: 915 | Friday June 13, 2014 - 05:25:28
Hargeysa (QMN)- Tartanka koobka aduunka oo si rasmiya uga furmay dalka Brazil, ayaa munaasibada aad u balaadhan oo lagu qabtay caasimadda dalkaas ay si xarago leh uga dul talaabsatay xulka Brazil, xulka kale ee ay

Read More »

Burco: Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhex-martay Xildhibaanadda Golaha Deegaanka, Wariyeyaasha Gobolka Togdheer iyo Kooxda Waay-arag.

0 Visits: 801 | Thursday April 17, 2014 - 19:36:07
Burco [QMN]- Ciyaar xiiso baddnayd ayaa Maalintii Salaasadii garoonka cusub ee Magaaladda Burco ku dhex- martay Xildhibaanadda Gollaha Deegaanka Degmadda Burco oo ay iskaashanayeen Wariyayaasha

Read More »

Xiddigii Masar Mohamed Zidan Oo Lix Sanno Oo Xabsi Ah Lagu Xukumay.

0 Visits: 970 | Thursday November 21, 2013 - 14:00:04
Mohamed Zidan ayaa lagu xukumay lix sanno oo xabsi ah ka dib markii lagu helay inuu soo saaray check lacageed oo been abuur ah, sida ay sheegayaan warar soo baxaya.

Read More »

Draxler Oo U Furan Inuu Arsenal U Dhaqaaqo Xagaaga Laakiin Maya Janaayo.

0 Visits: 861 | Thursday November 21, 2013 - 14:00:04
Xiddiga kooxda Schalke Julian Draxler ayaa u sheegay Arsenal inay iska ilowdo inay la soo saxiixato isaga bisha Janaayo laakiin waxa uu soo jeediyay inay jiri karto fursad uu ugu dhaqaaqo xagaag.

Read More »

Liverpool Oo Dalab Ka Gudbineysa Mitroglou.

0 Visits: 904 | Thursday November 21, 2013 - 14:00:04
Liverpool ayaa todoba milyan ginni ku dalban doonta weeraryahanka reer Gariig Kostas Mitroglou, sida ay ku warameyso jariirada Daily Mirror.

Read More »

Leo Messi Oo Ka Hadlay Cristiano Ronaldo, Mesut Ozil, Mustaqbalkiisa Iyo Koobka Adduunka (Wareysi Dhameystiran)

0 Visits: 2197 | Thursday November 21, 2013 - 14:00:04
Leo Messi ayaa wareysi siiyay wargeyska Marca ka dib markii la gudoonsiiyay shalayto kabaha dahabka. waxaana uu kaga hadlay waxyaabo dhowr ah oo ay ku jirto mustaqbalkiisa, Ronaldo, Champions League iyo Koobka Adduunka.

Read More »

Wargeysyada Ingariiska Iyo Wararkii Xanta Ahaa Ee Ay Maanta Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga.

0 Visits: 838 | Thursday November 21, 2013 - 14:00:04
Waxaa lagu dhawaanayaa bisha Janaayo markaasoo uu furmayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana durbaba maalin walba jaraa'idyada isboortiga iyo wabaahinta kale lagu daabacaa ama la baahiyaa warar xan ah oo la xiriira suuqa kala iibsiga.

Read More »

Featured