Maqal & Muuqaal

Qumannews-Tv Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Guddoomiyaha Qaaradda Maraykanka Ee Xisbiga WADDANI Muna Fidhin.

Hits: 73 | Monday February 01, 2016 - 18:03:25
Qumannews-Tv Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Guddoomiyaha Qaaradda Maraykanka Ee Xisbiga WADDANI Muna Fidhin. Qumannews-Tv Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Guddoomiyaha Qaaradda Maraykanka Ee Xisbiga WADDANI Muna Fidhin.

Click here to watch

Qumannews-Tv Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Madaxweyne Siilaanyo Dusha U Saaray Dhaliilo Tiro Beelay.

Hits: 50 | Wednesday July 29, 2015 - 20:43:39
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal daawasho ah oo ku saabsan khudbad aad u dheer oo uu Guddoomiye Cirro ku soo gunaanaday, isla markaana uu Madaxweyne Siilaanyo dusha ugu saaray masuuliyadda dhaliilo iyo baylah badan oo dalka ka muuqata. Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Qumannews-Tv Daawo: Hees Cusub Oo Loo Qiiro Weyn Leh Oo Loo Sameeyey Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI, Erayadii Abwaanka Qarniga Cabdi Ismaaciil Qase Codadkii Iskilaaji, Khadar ilkacase, Umalkhayr iyo Dalmar yare.

Hits: 77 | Saturday May 09, 2015 - 21:18:16
Qumannews-Tv Daawo: Hees Cusub Oo Loo Qiiro Weyn Leh Oo Loo Sameeyey Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI, Erayadii Abwaanka Qarniga Cabdi Ismaaciil Qase Codadkii Iskilaaji, Khadar ilkacase, Umalkhayr iyo Dalmar yare.

Click here to watch

QUMANNEWS-TV: Daawo Dood Xiiso Badan Oo Ka Hadlaysa Saamaynta U Maamulka Khaatumo Ku Leeyahay Somaliland

Hits: 79 | Tuesday August 26, 2014 - 20:42:02
Halkan Ka Daawo Dood Xiiso Badan Oo Uu Soo Diyaariyiey Wariyey Cabdilahi Maxamed Cali Oo Ka Hadlaysa Kooxda Khaatumo Samayn Intee Leg Bay Ku Ledahay Somalialand

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Taariikh Dheer Oo Ku Saab San Samadoon Xaaji Cabdi Waraabe Qeybta 3-aad.

Hits: 113 | Thursday April 17, 2014 - 18:57:51
Hargeysa (QMN)- Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Xaajiga cabidi ayaa waxa uu ku bilaabay in uu ku dhay laagta halka madaarku ku yaalo ee Uubaale masalaha Hargeysa Taariikhduna waxa ay aheyd sida uu xaajigu sheegay waa xili can ah waxa la odhan jiray Gugii Caanoweyne in kastaoo uu xaajigu sheegay in xiligaa waxba la qori jirin. Waxaa xaajiga wareeystay xiligaa wariyaha rug cadaadiga ahaa ee imikana ah wasiira Dawlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Max,ed Rashiid mudooyinkan danbane xanuun u jiifay alle caafimaad sareecan ah hasiiye. Halkan ka daawo Dhawr Qeyb Bood. Taariikh Xiisele Halkan Ka Daawo Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Taariikh Dheer Oo Ku Saab San Samadoon Xaaji Cabdi Waraabe Qeybta 4-aad.

Hits: 65 | Thursday April 17, 2014 - 18:55:21
Hargeysa (QMN)- Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Xaajiga cabidi ayaa waxa uu ku bilaabay in uu ku dhay laagta halka madaarku ku yaalo ee Uubaale masalaha Hargeysa Taariikhduna waxa ay aheyd sida uu xaajigu sheegay waa xili can ah waxa la odhan jiray Gugii Caanoweyne in kastaoo uu xaajigu sheegay in xiligaa waxba la qori jirin. Waxaa xaajiga wareeystay xiligaa wariyaha rug cadaadiga ahaa ee imikana ah wasiira Dawlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Max,ed Rashiid mudooyinkan danbane xanuun u jiifay alle caafimaad sareecan ah hasiiye. Halkan ka daawo Dhawr Qeyb Bood. Taariikh Xiisele Halkan Ka Daawo Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Tv-ga Star Si Wadda Jira U La Yeeshay Guddoomiye Cirro Iyo Xildhibaan Rayte.

Hits: 104 | Thursday April 17, 2014 - 18:05:28
London [QMN]- Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Tv-ga Star Si Wadda Jira U La Yeeshay Guddoomiye Cirro Iyo Xildhibaan Rayte oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland iyo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

Click here to watch

Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo La Raysalwasaaraha Ku Xigeenka Dalka Ingiriiska.

Hits: 55 | Sunday April 13, 2014 - 19:20:40
London [QMN]- Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro] Oo La Raysalwasaaraha Ku Xigeenka Dalka Ingiriiska.

Click here to watch

Daawo: Kulan Xaasaasiya Oo Dhex-maray Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska.

Hits: 65 | Sunday April 13, 2014 - 19:18:09
Sheffield [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa kulan xaasaasiya oo dhex-maray Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska. Daawasho wacan.

Click here to watch

Daawo: Waraysi Qiimo Badan Oo La La Yeeshay Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Xayd Oo Duuliyihii Waday Diyaaradii Gaani Oo Markii Dambe U Goostay Jabhadii SNM.

Hits: 81 | Tuesday March 25, 2014 - 18:24:33
Berbera [QMN]- Waraysi Qiimo Badan Oo La La Yeeshay Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Xayd Oo Duuliyihii Waday Diyaaradii Gaani Oo Markii Dambe U Goostay Jabhadii SNM. Chief-In-Editor: Khadar Ali Hussein [Shiine]. Email: webmaster@qumannews.com/ khadarshiine012@gmail.com Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Daawasho Wacan Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Mucaaradka WADDANI.

Hits: 115 | Thursday March 06, 2014 - 17:49:30
Dubai [QMN] halkan ka daawo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La La Yeeshay Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Mucaaradka WADDANI Marwo Suhuur Xasan Abiib. Chief-In-Editor: Khaddar Ali Hussein [Shiine] E-Mail:Khadarshiine012@gmail.comor webmaster@qumannews.com Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Shabakadda Qarannews Ayaa sooban dhigtay Muuqaalo Sir ah oo kusabsan fadeexada iyo Siraha ku gadaaman waddada Xirsi ee Ceerigaabo Daawo.

Hits: 240 | Thursday March 06, 2014 - 17:38:45
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbin doonaa arimo badan oo sir ah oo ku saabsan wadda Ceerigaabo oo xukuumadu sheegtay inay dhisayso Sirtana waxa soo bandhigtay Shabakedda Wararka Qarannews.com ee daawasho haboon.

Click here to watch

Daawo Soo Dhowayntii Guddoomiye Cirro Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta.

Hits: 52 | Thursday March 06, 2014 - 17:36:21
Dubai [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa sidii ay u dhacday soo dhowayntii loo sameeyey Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee magaalada Dubai.

Click here to watch

Daawo Muuqaalka Sidii Ay U Dhacday Munaasibadii Uu Xisbiga WADDANI U Sameeyey Ardayda 10-ka Jaamacadood Ee Ku Soo Biiray.

Hits: 63 | Thursday February 27, 2014 - 17:35:07
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaynaa qaabkii ay u qabsoontay xafladii uu maanta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ku soo dhoweeyey arday badan oo ka socotay 10 jaamacadood oo cududooda taageero ku biiriyey xisbiga WADDANI. Munaasibadan oo ahayd mid aad u ballaadhan, kana dhacday hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, isla markaana ay ka soo qaybgaleen Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], hogaanka xisbiga, boqolaal ka tirsan ardayda jaamacadaha dalka iyo marti sharef kale. Haddaba daawasho haboon. Chief-In-Editor: Khaddar Ali Hussein [Shiine] E-Mail:Khadarshiine012@gmail.comor webmaster@qumannews.com Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Casuumaddii Qado Sharefta Ee Uu Guddoomiye Cirro Ku Maamuusay Suldaan Madar Maxamed Ducaale Iyo Khudbadihii Kala Duwanaa Ee Laga Soo Jeediyey Madasha.

Hits: 63 | Sunday February 23, 2014 - 22:06:24
Hargeysa [QMN]- Waxa aanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaalka sidii ay u dhacday iyo khudbadihii kala duwanaa ee laga soo jeediyey madasha casuumadii qado sharefta ahayd ee uu ku maamuusay Guddomiyaha Golaha Wakiiladda Ahna Gudomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Abdirahmaan Mohamed Abdulaahi Cirro Suldaan Madar Maxamed Ducaale oo dalka ku soo laabtay, isagoo ka soo kicitimay dalalka Yurub. Hadda-ba sidan ayey u dhacday xafladaasiye daawasho wacan. Chief-In-Editor: Khaddar Ali Hussein [Shiine] E-Mail:Khadarshiine012@gmail.comor webmaster@qumannews.com Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Muuqaal: Xaflad Ballaadhan Oo Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Ku Dalka Maraykanka.

Hits: 45 | Monday February 03, 2014 - 19:51:24
USA [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa xaflad ballaadhan oo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ku qabsaday dalka Maraykanka, isla markaana ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin badan oo ka tirsan xisbiga iyo taageerayaasha ku guud ahaan dalkaas. Daawasho wacan xafladda.

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Muuqaal: Waraysi Xiiso Badan Oo Uu Tv-ga Universal La Yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI.

Hits: 74 | Monday February 03, 2014 - 19:39:41
Hargeysa [QMN]- Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo uu magaalada Hargeysa kula yeeshay tv-ga Universal Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro]. Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Muuqaal Heestii Jaamac Riyo Ee Soo Daata.

Hits: 112 | Tuesday January 28, 2014 - 20:51:37
Hargeysa [QMN]- Halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa heestii soo daata ee uu Abwaan Xildhibaan Jaamac Riyo u sameeyey hogaanka Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Click here to watch

Hees Cusub ee loo Sameeyey Wadada Burco iyo Ceerigaabo

Hits: 84 | Thursday November 21, 2013 - 13:25:25

Click here to watch

Featured