Barnaamijyo

R-Quman-Dhegayso: Afhayeen Beesha Bariga Burco Oo Safarkii Gobollada Bari Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmamay Olole Doorasho/Waraysi Gaara Oo Maxamed Cawil Sii-arag Waxyaabo Badan Oo Kale Uu Kaga Hadlayo.

Hits: 287 | Tuesday August 04, 2015 - 18:46:02
R-Quman-Dhegayso: Afhayeen Beesha Bariga Burco, isla markaana ah Afhayeenka Bariga, gaar ahaan deegaanadda Degmadda Qori-lugud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cawil Sii-arag, ayaa Safarkii Gobollada Bari Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmamay Olole Doorasho. Waxaanu sidan ku sheegay Maxamed Cawil Sii-arag waraysi gaar ah oo uu siiyey Shabakedda Wararka ee Qumannews.com isagoo ku sugan Degmadda Qori-lugud, isagoo waraysigaasna uu kaga hadlay Waxyaabo Badan.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: Xoghayaha Deegaanka iyo Duur Joogta Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Cambaareeyey Talaabadii Foosha Xumayd Ee Xukuumadda Siilaanyo Kula Kacday Qaxootiga Yemen Ka Soo Baro-kacay.

Hits: 317 | Sunday May 31, 2015 - 23:25:18
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiin ku soo gudbin doonaa Md Maxamed Abiib Yuusuf oo ah Xoghayaha Deegaanka iyo Duur Joogta Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Cambaareeyey Talaabadii Foosha Xumayd Ee Xukuumadda Siilaanyo Kula kacday dadka ka soo barakacaya dagaaladda dalka Yemen ka socda soona gaadhaya xeebta Berbera.

Click here to listen »

R-Qumannews Dhegayso: Muwaadin Madaxweynaha U Gudbiyey Cabasho Xoogan Oo Ku Aadan Dhul Lagu Haysto 21 Qoys Oo Dan-yara..

Hits: 207 | Monday March 23, 2015 - 22:03:03
Hargeysa [QMN]- Muwaadin Sacad Cismaan Cabdilaahi oo ka mid ah dadka dan-yar ah oo degan dhul ku yaala xaafadda Shacabka ee Magaaladda Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga muujiyey Haweenay lagu Magacaabo Muuna Maxamuud Dhool-dahable. Dhegayso cabashadda muwaadinkan.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: Khudbad Uu Si Cilmiyeysan Ugaga Hadlayo Muj Xasan Ciise Jaamac Xaaladaha Kala Duwan Ee Uu Wakhtigan Dalku Ku Sugan Yahay.

Hits: 403 | Saturday March 07, 2015 - 23:34:25
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii uu Sida Cilmiyeysan Ugaga Hadlayo Muj Xasan Ciise Jaamac Xaaladaha Kala Duwan Ee Uu Wakhtigan Dalku Ku Sugan Yahay, ee uu ka jeediyey munaasibaddii shalay ee isbahaysiga mucaaridka ee WADDANI, UCID iyo Odayaasha Madasha Wadda-tashigu ku yeesheen magaaldda Hargeysa. Khudbadii Muj Xasan Ciise Jaamac madasha ka jeediyey oo dhamaystiraniye ee dhegaysi wacan.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: "Waxaan Madaxweyne Siilaanyo Xusuusinayaa, Eray Aan Halkan Lafteeda Ka Idhi, Wakhtigii Mucaaridka Ahaa Oo Uu Xoog Madaxa Ugu Laxay" Gud Muj Xasan Guure.

Hits: 230 | Saturday March 07, 2015 - 23:27:00
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii uu Guddoomiyaha Madasha Wadda-tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure, ka jeediyey munaasibaddii shalay ee isbahaysiga mucaaridka ee WADDANI, UCID iyo Odayaasha Madasha Wadda-tashigu ku yeesheen magaaldda Hargeysa. Khudbadii Guddoomiye Xasan Guure madasha ka jeediyey oo dhamaystiraniye ee dhegaysi wacan.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: "Runta Ayaa Laga Qariyaa, Waxay U Sheegaan-buu Maqlaa, Halka Ay Geeyaan-buu Tagaa, Ninkaa [Siilaanyo] Xilkaa Weyn Ee Umadda Sidaa Ma Taliyo Ee Waa Loo Taliyaa" Gud Cali-Gurey.

Hits: 374 | Saturday March 07, 2015 - 23:17:36
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii uu ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ahna Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga Muj Cali Yuusuf Maxamd [Cali-Gurey], ka jeediyey munaasibaddii shalay ee isbahaysiga mucaaridka ee WADDANI, UCID iyo Odayaasha Madasha Wadda-tashigu ku yeesheen magaaldda Hargeysa. Khudbadii Guddoomiye Cali-Gurey madasha ka jeediyey oo dhamaystiraniye ee dhegaysi wacan.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: Xukuumadda Siilaanyo Waxay Yeelatay Dhaqanka Bahalka Daba-qalooca La Yidhaahdo, Awdal, Sool iyo C/gaabo Qaniinyo Ayey Tirsanayaan. Saaxil-baa U Dambaysay Oo Taaheegii Inoo Baxayaa" Gud Cirro.

Hits: 320 | Saturday March 07, 2015 - 23:06:22
Hargeysa [QMN]- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbadii uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], ka jeediyey munaasibaddii shalay ee isbahaysiga mucaaridka ee WADDANI, UCID iyo Odayaasha Madasha Wadda-tashigu ku yeesheen magaaldda Hargeysa. Khudbadii Guddoomiye Cirro madasha ka jeediyey oo dhamaystiraniye ee dhegaysi wacan.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: Abwaan Shamsaan Maxamuud Cawaalle Oo Aanu Ka Waraysanay Taariikh Nololeedkiisa, Suugaantiisa Kala Duwan + Nala Wadaag Xiisaha Ku Duugan Suugaanta Abwaanka Markii Oo U Horeysay U Duubay Qumannews.com

Hits: 290 | Tuesday February 24, 2015 - 19:57:53
R-Quman Dhegayso: Abwaan Shamsaan Maxamuud Cawaalle Oo Aanu Ka Waraysanay Taariikh Nololeedkiisa, Suugaantiisa Kala Duwan + Nala Wadaag Xiisaha Ku Duugan Suugaanta Abwaanka Markii Oo U Horeysay U Duubay Qumannews.com

Click here to listen »

R-Q-Dhegayso: "Qab-yaalad Ku Caab-baxoo Qarankii Dadkani Lahaa, Adaa Qurub-qurub U Jaray, Adaa Qariboo Bah-dilay, Qadhaadhka Adaa Dhex-dhigay, Inaad Tahay Daalin weyn La Saxayeeyey". Hees Oo Ay Hodan Cabdi Cali U Tirisay Dawladda KULMIYE..

Hits: 360 | Thursday February 05, 2015 - 19:17:51
Hargeysa [QMN]- R-Q-Dhegayso: "Qab-yaalad Ku Caab-baxoo Qarankii Dadkani Lahaa, Adaa Qurub-qurub U Jaray, Adaa Qariboo Bah-dilay, Qadhaadhka Adaa Dhex-dhigay, Inaad Tahay Daalin weyn La Saxayeeyey". Hees Oo Ay Hodan Cabdi Cali.Dawladdan KULMIYE. "Dawladda KULMIYE Qabyaalad Ayuun-baa Laga Faa'iday, Wax Kale Lagama Faa'idin" Hodan Cabdi Cali.

Click here to listen »

R-Qumannews Dhegayso Waraysi Xasaasiya Oo Aanu La Yeelanay Isu-duwaha Baafinta Qaranka Ee Ha'yadda Bisha Cas Ee Somaliland.

Hits: 260 | Monday December 29, 2014 - 21:26:26
Hargeysa [QMN]- Dhegaystayaal waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa Waraysi Xasaasiya Oo Aanu La Yeelanay Isu-duwaha Baafinta Qaranka Bisha Cas Ee Somaliland Md Cabdilaahi Siciid Muxumed. Waraysigan oo aad u xaasaasiya, ayaanu Isu-duwaha wax kaga waydiinay waxyaabo badan oo la xidhiidha barnaamijka Baafinta ee ay ka shaqeeyo xafiiskiisu iyo waxyaabo kale oo badan. Haddaba dhegaysi haboon waraysigu-na sidan ayuu u dhacay:- Chief-In-Editor: Khadar Ali Khum [Shiine]. Mobile: 00252-63-4405090 Email:webmaster@qumannews.com/ khadarshiine012@gmail.com Qumannews.com Hargeysa/Office.

Click here to listen »

R-Quman Dhegayso: "Kamaan Bixin WADDANI, Kamana Baxayo Oo Waxaan Ahay Xoghayaha Qorsheynta Ee Xisbiga, Warkaas La Iga Faafiyeyna Been Cad Oo Aan Sal iyo Raad Toona Lahayn Weeyi" Cabdirashiid Riyo-raac. Waraysi Gaara.

Hits: 315 | Thursday December 18, 2014 - 21:44:09
Hargeysa [QMN]- Xoghayaha Qorsheynta ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Eng Cabdirashiid Cali [Ina-Riyo-raac], ayaa si kulul u beeniyey war been abuur ah oo ay qaar ka mid ah warbaahintu ka faafiyeen. Warkan masuulkan xisbiga WADDANI ka tirsan laga baahiyey, ayaa nuxur ahaan dhigayey inuu xisbiga uu ka baxayo iskana casilayo xilka uu ka hayo xisbiga, isla markaana aanay cadayn xisbiga uu ku biiri doono. Md Riyo-raac oo warkan ku beeniyey waraysi gaar ah oo uu siiyey Guddoomiyaha Shabakedda Wararka ee Qumannews.com Mr Khadar Ali Hussein [Shiine]. Waraysigan oo dhamaystiran-na sidan ayuu dhacaye dhegaysi haboon.

Click here to listen »

R-Qumannews Dhageyso: Khudbadii Uu Ka Jeediyey Xafladii Ku Soo Biirida Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Wasiirkii hore Ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Xusseen Xoog Oo Si Rasmiya Ugu Soo Biiray Xisbigaas.

Hits: 230 | Monday December 01, 2014 - 19:53:28
R-Qumannews Dhageyso: Khudbadii Uu Ka Jeediyey Xafladii Ku Soo Biirida Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Wasiirkii hore Ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Xusseen Xoog Oo Si Rasmiya Ugu Soo Biiray Xisbigaas.

Click here to listen »

R-Qumannews Dhageyso: "Waxaanu Nahay Haa-kah Ma Sugtadda Aan Sugin In Mar Danbe Laga Qaniinin, God Hore Looga Qaniinay" Wasiirkii Hore Ee War-faafinta Md Boobe Oo Hadal Duur-xul Ah Jeediyey.

Hits: 304 | Monday December 01, 2014 - 19:35:01
R-Qumannews Dhageyso: "Waxaanu Nahay Haa-kah Ma Sugtadda Aan Sugin In Mar Danbe Laga Qaniinin, God Hore Looga Qaniinay" Wasiirkii Hore Ee War-faafinta Md Boobe Oo Hadal Duur-xul Ah Jeediyey.

Click here to listen »

R-Qumannews Dhegayso: Nuxurka Shirkii Jaraa'id Ee Ay Qabteen Xildhibaanadda Mucaaradku Markii Uu Fadhigii Golaha Wakiiladdu Maanta Baaqday Kadib.

Hits: 230 | Sunday October 26, 2014 - 20:30:34
R-Qumannews Dhegayso: Shirkii Jaraa'id Ee Ay Qabteen Xildhibaanadda Mucaaradku Markii Uu Fadhigii Golaha Wakiiladdu Maanta Baaqday Kadib. Kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Xil Siciid Cilmi Rooble, Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac [Aw Xoog], Cabdiqaadir Jibriil Tukaalle, Maxamed Faarax Qabile, Bashiir Tukaalle, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen sodomeeyo xildhibaan oo mucaaradka ka tirsan.

Click here to listen »

R-Qumannews Dhegayso: Nuxurkii Shirkii Jaraa'id Ee Uu Qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cirro Kadib Fadhigii Maanta Ee Baaqday

Hits: 241 | Sunday October 26, 2014 - 20:24:32
R-Qumannews Dhegayso: Nuxurkii Shirkii Jaraa'id Ee Uu Qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cirro Kadib Fadhigii Maanta Ee Baaqday, R-Qumannews Dhegayso: Nuxurkii Shirkii Jaraa'id Ee Uu Qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cirro Kadib Fadhigii Maanta Ee Baaqday

Click here to listen »

R-Qumannews Dhegayso: Hadal Eedayn Ah Ou Guddoomiye Cirro U Jeediyey Afhayeenka Xildhibaanadda Mooshin-quutayaasha Ah.

Hits: 197 | Sunday October 26, 2014 - 20:21:09
R-Qumannews Dhegayso: Hadal Eedayn Ah Ou Guddoomiye Cirro U Jeediyey Afhayeenka Xildhibaanadda Mooshin-quutayaasha Ah, Xildhibaan Cabdilaahi Blacki. R-Qumannews Dhegayso: Hadal Eedayn Ah Ou Guddoomiye Cirro U Jeediyey Afhayeenka Xildhibaanadda Mooshin-quutayaasha Ah, Xildhibaan Cabdilaahi Blacki.

Click here to listen »

R-QUMANNEWS BARNAAMIJ GAARA: Xil Xuseen Ismaaciil, Xil Naasir X Cali Shire iyo Xil Bashiir Tukaale Oo Si Kulul Xukuumadda Ugu Cambaareeyey Dhibaataddii Ka Dhacday Gabiley.

Hits: 219 | Thursday October 02, 2014 - 18:18:06
R-QUMANNEWS BARNAAMIJ GAARA: Xil Xuseen Ismaaciil, Xil Naasir X Cali Shire iyo Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Si Kulul Xukuumadda Ugu Cambaareeyey Dhibaataddii Ka Dhacday Gabiley, Tacsina U Diray Qoysaskii Ay Ka Baxeen Saraakiisha La Dilay.

Click here to listen »

R-QUMANNEWS WARAYSI GAARA: Xil Maxamed F Qabile Oo Ka Tacsiyeeyey Reer Gabiley Dhaawacii Iyo Dhimashaddi Ka Dhalatay Mudaharaadkii, Kana Dilkii Saraakiisha Ciidanka

Hits: 190 | Thursday October 02, 2014 - 18:01:27
R-QUMANNEWS WARAYSI GAARA: Xil Maxamed F Qabile Oo Ka Tacsiyeeyey Reer Gabiley Dhaawacii Iyo Dhimashaddi Ka Dhalatay Mudaharaadkii, Kana Dilkii Saraakiisha Ciidanka, Xukuumaddana Cambaarayn U Jeediyey

Click here to listen »

R-QUMANNEWS WARAYSI GAARA: "Laba Week, Kadib Dalka Waan Isaga Tahriibayaa, Caddaalad Darro Iyo Mustaqbal La'aan Awgeed". Dhacdo Murugo Leh Wiil Naafo Ah.

Hits: 166 | Thursday September 18, 2014 - 21:11:43
R-QUMANNEWS: "Laba Week, Kadib Dalka Waan Isaga Tahriibayaa, Caddaalad Darro Iyo Mustaqbal La'aan Awgeed. Haddaba Gidaaradda Wasiiro iyo Madaxweyne U Noqda Naafaddii Way Tahriibaysaaye" Dhacdo Murugo Leh Wiil Naafo Ah.

Click here to listen »

R-QUMANNEWS DHAGEYSO: Ugaaska Dhalinyaradda SL Oo Cambaareeyey Falkii Lagu Af-duubtay Wariye Heersare, Madaxweyne Siilaanyo U Soo Jeediyey Inuu Xilka Ka Qaado Waran-cadde.

Hits: 117 | Monday September 08, 2014 - 23:20:11
Hargeysa [QMN]- Halkan ka dhageysta waraysi aanu la yeelanay Ugaaska Dhalinyaradda Somaliland Ugaas Nagiib Faysal Nuur oo si kulul u cambaareeyey falkii naxdinta lahaa ee kooxdii Wasiir Cali Waran-cadde qoyskiisa ahayd shalay af-duubka ugu geysteen magaaladda Hargeysa Wariye Cabdishakuur Heersare iyo tallaabaddii gacan ka hadalka ahayd ee uu wasiirku maanta kula kacay Tifaftiraha guud ee Shabakedda Wararka ee QUMANNEWS.COM Mr Khadarshiine.

Click here to listen »

Featured