Suugaan

Maxaad Ka Taqaanna Suugaantii Hodanka Ahayd Ee Abwaankii Weyna Ee AF-GUDHIYE Qormooyin Xiisa Leh Qeybtii 1-aad.

0 Visits: 184 | Saturday August 28, 2021 - 23:20:02
"Ilaahay ha u naxariisto Abwaan Ahmed Siciid (Af-Gudhiye). Qoraalkan yar oo aan laba sano ka hor geeridiisa

Read More »

MAANSO Ka Hadlaysa Xaalada Dadka & Dalka Somaliland

0 Visits: 421 | Saturday November 30, 2019 - 10:15:13
Hargeysa (QMN)- Maanso cusub oo la magac baxday Shicibkaygii oo uu curiyey Abwaan Fu'aad Cabdillaahi Digaale oo uu Abwaanku si qotto dheer ugu sifaynayo xaalada dadka reer Somaliland ay haatan ku jiraan, haddii ay tahay Abaarta, Musuqmaasuqa

Read More »

Dareen Gabay: Jabuuti miyay noo maqan tahay mise way nagu maqan tahay?!

0 Visits: 749 | Monday April 11, 2016 - 17:01:22
Maanso Gabay: Magaca Maansadan waxa la yidhaahdaa: Dareenka Dadweynaha iyo Su'aal: D'Jibouti ma ii maqan tahay. Mise way igu maqan tahay?! By: Xildhibaan: Hussein Ismail Yusuf. Magaca Maansadu Waa: Dareenka Dadweynaha DJIBOUTI MA II MAQANTAHAY

Read More »

Qumannews-Tv Daawo: Maanso Cusub "Rabbiyow Masiibada Magantaada Naga Geli"

0 Visits: 712 | Wednesday August 19, 2015 - 19:06:37
Maanso Cusub iyo nuxurka ay xambaarsan tahay, kuwaasoo ay ka mid yihiin "Rabbiyow Masiibada Magantaada Naga Geli" Qumannews-Tv Daawo: Maanso Cusub iyo nuxurka ay xambaarsan tahay, kuwaasoo ay ka mid yihiin "Rabbiyow Masiibada

Read More »

Quman Tv Daawo Suldaanka Beelaha Habaryoonis Oo Ka Xogwaramaya Kulan Gaar Ah Oo Ay La Qateen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.

0 Visits: 637 | Sunday May 03, 2015 - 18:56:48
Quman Tv Daawo Suldaanka Beelaha Habaryoonis Oo Ka Xogwaramaya Kulan Gaar Ah Oo Ay La Qateen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.

Read More »

SAMIRSIIS: "Abwaan Jiheeye Oo Gabay Baroor diiq Ah U Tiriyey Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax"

0 Visits: 1003 | Thursday January 08, 2015 - 17:11:35
Gabeygan la magac baxay samirsiis waxaa tiriyey Abwaan: ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye), waxaanu ugu baroordiiqay Suxufigii Caanka ahaa ee Maxamed Rashiid Muxumed Faarax Caalim, Mulkiilihii Joornaalka Saxafi, sidoo kalana

Read More »

"Ma Galbaday Rashiid": Maanso baroor diiq ah oo uu tiriyey Weriye A.A.Asparo

0 Visits: 814 | Monday January 05, 2015 - 16:46:27
Wallow, aanan Abwaan ahayn, haddana, Geerida Allah ha u naxariistee, Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, waxa ay igu noqotay mid igu riday Anfariir iyo Naxdin, waxa markiiba ii muuqatay Kaalintii wax-ku-oollka ahayd ee

Read More »

Sheeko Kale: Go'yaal Uskag Lah! Cabdisalaam Yaasiin

0 Visits: 837 | Thursday January 01, 2015 - 20:19:10
Xaas cusub oo aroos ka bax ah ayaa waxay soo degeen xaafad. Subaxnimadii hore ayaa gabdhii kacaday. Iayada oo quraacdii samaynaysa, ayaa waxay daaqaddii ka aragtay gabadhii guriga jaarkood oo go'yaal cad wadhaysa. Waxay ula ekoonaatay

Read More »

Hambalyo Meher Wacan..,.

0 Visits: 1651 | Thursday January 01, 2015 - 19:32:11
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro] Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Xildhibaan Baar Siciid Faarax iyo caruurteeda, Wasiirkii hore

Read More »

Baroor-diiq: Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame

0 Visits: 847 | Thursday January 01, 2015 - 16:25:48
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu Gabay Baroordiiqa u tiriyey Geerida ku timi Xoghayihii Ururka SuxufiyiintaSomaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo maanta si heer qarana loogu aasay

Read More »

Ciil-tire: Tix Gabaya oo Baroor-diiq ah u Geerida M.rashiid M. Faarax

0 Visits: 810 | Thursday January 01, 2015 - 15:56:29
Ciil-tire : Tix-gabay ah oo Barroor diiq u ah Geerida Alle ha Naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax.. waxaana tiriyey : Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale). Waxaan Magaceeda u cugtay Ciil-tire, markaadse dhuuxdaan midhaha

Read More »

MAANTA GEESI BAA BAXAY: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta Ah Ee Somaliland

0 Visits: 768 | Monday December 29, 2014 - 21:58:48
Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa

Read More »

Dhibkaa dhoofka: Waa Maansadii 3-aad Ee Aan Curiyo

0 Visits: 800 | Saturday December 27, 2014 - 17:59:08
Qaybtii 1 aadQ/Sucaad: Dhibka dhoofku dhalandhool adakaa safar iyo intaan galay af libaax, Dhibka dhoofku dhalandhool madoobaa mugdi iyo warkisii Dhoof bay ku dasteen intay sibiq ku baxane oo ay Dhaqaaqane dhalashada in ay

Read More »

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh.

0 Visits: 1098 | Tuesday December 16, 2014 - 18:18:49
Dhammaan bahda ururka dhalinyaradda ee Xoog-maal oo uu ugu horeeyo Guddoomiye Ku Xigeenka. 1- Idiris Cabdi Aadan. 2- Ibraahim Cismaan Axmed Xoghayaha Guud ee ururka Xoog-maal. 3- Nagiib Ibraahim Xasan Agaasimaha

Read More »

Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka Sheekaddan waxaa Qallinka u Qaatay Qoraa: Cabdiraxmaan Maxamed Guun, Waxaanna Tafaftiray Khadar Jamac Dirir, Qaybtii 4-aad........

0 Visits: 2183 | Monday December 08, 2014 - 23:38:37
Qaybta 4-aad: Salma waxay inta badan mashquul ku noqotay xanaanaynta iyo rog-rogida Hooyadeed. Sidoo kale Salma waxay ahayd gabadh mar walba u heelan ixtiraamka iyo raali gelinta Aabbaheed. Salma ma ahayn qof asxaab badan,

Read More »

Hadimo jacayl: W/Q Mukhtaar Cabdi Sheekh (Bulshaawi). Qaybtiii 1aad

0 Visits: 820 | Tuesday November 25, 2014 - 20:44:24
Qaybtiii 1aad: Waxay ahayd goor casar gaaban ah abaaro 5:00 galabnimo, cadceeduna sii dhacayso, dhulkunna uu helay roob shuux ah, dhirtunna u badan tahay akhtar ka dharagtay roobkii guga. Dadkunna wadda qurux badan

Read More »

Anun Baa Hoyadaa Ah!W/Q:-Amal Maxamed Kastam Groningen Netherland

0 Visits: 952 | Friday November 14, 2014 - 00:43:13
Hooyoy addoomuhu, Halkay maanta joogaan, Adigow horseedoo, Intaad hanad xambaartee, Haaneedka siisee, Horaaddada jaqsiisee, Habtay baan xisaab iyo Tiro lagu heleynoo. Ereyadaasi waxay ka mid ahaayeen

Read More »

Qumannews-TV Daawo: Gabay Aad U Qosol Badan Oo Loo Tiriyey Xukuumadda Somaliland Ee Uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 1096 | Thursday October 23, 2014 - 20:38:50
Qumannews-TV Daawo: Gabay Aad U Qosol Badan Oo Loo Tiriyey Xukuumadda Somaliland Ee Uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo. Qumannews-TV Daawo: Gabay Aad U Qosol Badan Oo Loo Tiriyey Xukuumadda Somaliland

Read More »

Qumannews-Tv Daawo: Abwaan-ka Da'da Yar Ee Xasan weedhsame iyo Maansadda Cusub Ee Dulmi Neceb.

0 Visits: 1193 | Wednesday October 22, 2014 - 20:09:04
Hargeysa [QMN]- waxaanu halkan idinku soo gudbinayna maanso magaceeda la yidhaahdo "Dulmi Neceb"Halkan ka daawo, waxaanu halkan idinku soo gudbinayna maanso magaceeda la yidhaahdo "Dulmi Neceb"Halkan ka daawo:

Read More »

Qumannews-TV Daawo Qiso Cajiiba: Gabadh Soomaaliyeed Oo Indho La' Oo Ka Sheekaysay Jaceyl Dhab Ah & Maanso Ay Samaysay"Anoon Daymo Kugu Arag, Dhaayuhu Ku Daalacan Naftaydaa Ku Doontee Deeqaw Maxaad Odhan"

0 Visits: 1625 | Tuesday October 21, 2014 - 18:29:58
Qiso Cajiiba: Gabadh Soomaaliyeed oo Indho La' oo Ka Sheekaysay Jaceyl Dhab Ah & Maanso Ay Samaysay jacaylka ku dhacay "Anoon Daymo Kugu Arag, Dhaayuhu Ku Daalacan Naftaydaa Ku Doontee Deeqaw Maxaad Odhan" (Daawo)

Read More »

Featured