"La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 13 Maalmood Ama Habeen.
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd
Hoos U Tirri Maalmaha Kooban Ee Uga Hadhay Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Loo Doortay Hogaaminta Qaranka JSL.
======================================
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta Qaranka JSL loo Doortay Ku Sii Siqayaan Muddo Dhammaadka Muddo Xilleedkiisa Ee Soo Af-meeri Doonno Sii Hogaaminta Qaranka JSL.
Madaxweynaha Hadda Taladda Dalka Haya oo Ay Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 31-kii Bisha October Sannadka 2022-ka, Uga Hadhay Muddo Xilleedkiisa 13 Maalmood Ama Habeen.
Markay Si Rasmiya U Dhammaaddaan 13 Cisho, Waxa Bilaabi Doonna Muddadda Sagaalka Bilood Ah Ee Ay Koomishanka Doorashooyinku Sheegeen Inay Dalka Kaga Qabannayaan Doorashadda Madaxtooyadda Si Loo Soo Doorto Madaxweynihii 6-aad Ee Qaranka JSL Hogaamin Doonno Muddo Xilleedka Cusub.
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net Ay Bilaabi Doonto, Markay 13-ka Cisho Ama Habeen Ee Sharciga Ah Dhammaaddaan. Hadduu Alle Yidhaahdaan. Barnaamij-ka Kor U Tirri Maalmaha Xukuumadda Madaxweyne Biixi Iyo Ku Xigeenkiisa Saylici Ee Sagaalka Bilood Ah Ee Doorashadda Madaxtooyaddu Ku Dhacayso.
Dhiibo #fikirkaaga Oo Aan #Caadifad, #Ceebeyn Iyo #Xumaan Midna Lahayn, Uga-na Jawaab Labaddan Su'aallood.
1- #Adigu Dib Ma U Dooran Lahayd Inuu Mar Labaad Madaxweyne Dalka Ka Noqdo ?.
2- #Maxaad'se Ka Xusi Kartaa Horumar Ama Wax Qabad Ah Ee Uu Madaxweynuhu Dalka U Qabtay Muddadii Uu Xilka Qaranka Hayey ?.
Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2024 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 13 Maalmood Ama Habeen.
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd