Al Xaaji Cabdifataax Gamaameeye: "Waa Xiddig Joohari Siyaasi Da' Yar Oo Uu Xisbiga WADDANI Dheer Yahay Xisbiyadda Qaranka Ee Faciisa Ah"
Hargeysa (QMN)- Gara-shaddiisa, Kartiddiisa, Aqoontiisa, Mas-kaxda Saaran Iyo Da'ddiisu Isma-laha Xaqiiqdii.
Ganacsatadde Xaaji Cabdifataax Xuseen Ismaaciil (Gamaameeye), Waa Xiddiga Iyo Joohariga Siyaasi Da' Yar Ah Oo Uu Xisbiga WADDANI Dheer Yahay Xisbiyadda Faciisa Ah.
==============================================
Hargeysa (QMN)- Gara-shaddiisa, Kartiddiisa, Aqoontiisa, Mas-kaxda Saaran Iyo Da'ddiisu Isma-laha Xaqiiqdii.
Siyaasi Gamaameeye Wuxuu ku Caan Baxay Mab'da Adag, Dadaal, Daacadnimo Iyo Naf Hurrisnimo, Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Wuxuu Kasoo Mid Ahaa Tan Iyo Ku Biiristiisii Saaxadda Siyaasadda Ee Dalka Oo Hadda Laga Joogo Muddo Toban Sanno Ah (10). Isagoon Mar Qudha La Arag Wax Dhaawac Ku Sharefta Xisbigiisa WADDANI.
Siyaasiga Dhalinyaradda Ah Ee Ganacsatadde Xaaji Cabdifataax Xuseen Ismaaciil (Gamaameeye), Wuxuu Ka Mid Yahay Masuuliyiinta Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Wuxuu Mar Kasta Yahay Masuul Gacantiisa Ku Haya Shaqo Weyn Oo Ku Qotonta Tubta Loo Marayo Xaqiijinta Haddafka, Himiladda Iyo Hiigsiga Uu Xisbiga WADDANI Ku Baaddi-goobayo Hanna-shadda Hogaaminta JSL.
MUJAAHID Ganacsatadde Xaaji Cabdifataax Xuseen Ismaaciil (Gamaameeye), Waa Masuul Iyo Siyaasi Dhalinyaro Ah Oo Xaqiiqdii Si Daacadnimo Ah Ugu Hurray Xisbiga WADDANI Siddii Uu U Guullaysan Lahaa Naftiisa, Wakhtigiisa Iyo Dhaqaalihiisa, Wuxuu Habeen Iyo Maalin-ba Ku Hawlan Yahay Ka Midho-dhalinta U Jeedka Hogaamineed Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Iyo Musharax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) U Gaadhi Lahaa Guusha Salaanka Kursiga Ugu Sareeya Qaranka JSL.
Qoraalka Kooban Ee Aan Ka Qoray Ganacsatadde Xaaji Cabdifataax Xuseen Ismaaciil (Gamaameeye), Maaha Mid Aan Ku Buun-buuninnayo, Ama'se Laftiisu Iga Dal-badday Diyaarintiisa, Balse Waa Mid Garashaddaydu I-siisay. Anigoo Ku Saleynaya Wanaagga Iyo Daacadnimadda Shaqo Ee Aan Ku Arkay Siyaasi Cabdifataax Xuseen Ismaaciil (Gamaameey), Annigoo Aan Uga Gon'leeyahay Dhiiri-gelin Dheeraad Ah Inay Sii-sameyso Naf Ku Jirta Shaksi Muddan, Unna Qalma Dhiiri-galin, Maamuus Iyo Wax Kasii Weyn-ba.
Gabo-gabo, Hogaanka Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Ay Ugu Horeeyaan, Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ku Xigeenka Musharax Madaxweyne Xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi, Waxaan Si Gaar Ah Uga Codsannayaa Mariya Hillinkiisa Gamaameeye. Gobaa Leh Maamuus Iyo Wanaag'e "Al Xaaji Cabdifataax Gamaameeye Waa Xiddiga Iyo Joohariga Siyaasi Da' Yar Oo Uu Xisbiga WADDANI Dheer Yahay Xisbiyadda Qaranka". Qofka Ama'se Masuul Si Daacadnimo Ah Ugu Shaqeeya Hadda-ba, Halka Mawqifkiisa Siyaasaddeed La Joogo, Waxa Muddan In La Sheeqo Qiimihiisa, Waanna Sababta Dhabta Ah Ee Keentay Inan Wax Yar Ka Taabto Shaksi Muddan In La Showro Wanaaggiisa.
Mr Gamaameeye, Hambalyo Masuul Halkaa Kasii Wad, Waa-nad Gaadhaysaa, Idinka Alle Hillinka Guusha Ee Aad Habeen Iyo Maalin-ba Baaddi-goobkeedda Ugu Jirto Siddii Xisbiga WADDANI Iyo Dr Cabdiraxmaan Cirro U Gaadhi Lahaayeen kursiga Hogaaminneed JSL.
Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2024 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Al Xaaji Cabdifataax Gamaameeye: "Waa Xiddig Joohari Siyaasi Da' Yar Oo Uu Xisbiga WADDANI Dheer Yahay Xisbiyadda Qaranka Ee Faciisa Ah"
Hargeysa (QMN)- Gara-shaddiisa, Kartiddiisa, Aqoontiisa, Mas-kaxda Saaran Iyo Da'ddiisu Isma-laha Xaqiiqdii.