Dhammaan-ba Asxaabtanni, Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Marxuumad Aamina Ibrahim Jaamac Oo Magaaladda Hargeysa Galabta Ku Geeriyootay.

0
Thursday February 02, 2023 - 23:30:23 in by Super Admin
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhammaan-ba Asxaabtanni, Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Marxuumad Aamina Ibrahim Jaamac Oo Magaaladda Hargeysa Galabta Ku Geeriyootay.

    Inalilahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun, Dhammaan-ba Asxaabtanni, Waxay Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaan RABBI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inalilahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun, Dhammaan-ba Asxaabtanni, Waxay Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaan RABBI
 NAXARIISTIISA JANNO FARDOWSA HA Ka Waraabiyo Marxuumad Aamina Ibrahim Jaamac Oo Magaaladda Hargeysa Galabta Ku Geeriyootay.

1- Suldaan Cabdiraxmaan Maxamed Aadan 
2- Caaqil Qaasim Daahir Shirre 
3- Cornayl Maxamuud Daahir Seed
4- Garyaqaan Xuseen Nuur Obsiiye
5- Garyaqaan Abshir Rabbiille Subugle
6- Wariye Khaddar Ali Khum (Khaddar Shiine)
7- Sheekh Maxamuud Sheekh Jibriil Nuur 
8- Cabdilaahi Maxamed Aadan 
9- Axmed Siyaad Ammarre
10- Maxamed Cabdi Khaliif (Mar-duuf)
11- Axmed Cabdi Qaalib (Axmed Dheere)
12- Ibrahim Cabdilaahi Xuseen (San-dheere)
13- Caydaruus Aadan Geel-jirre
14- Maxamed Dugsiiye Ray-gal
15- Axmed Xasan Ismaaciil (Axmed Madoobe)
16- Muxiyo-diin Xasan 
17- Siciid Xaaji Yuusuf 
18- Saleebaan Cabdi Cilmi 
19- Mustafe Nuur Cali (Aw Ballaadh)
20- Haaruun Cabdilaahi (San-dheere)
21- Axmed Maxamed Xasan 
22- Mawliid Axmed Suldaan Qoor-taag

Dhammaan-ba Asxaabtanni, Waxay Tacsiddan Si Gaar Ah Ugu Dirayaan Qoyskii, Ehelladda, Qaraabaddii Iyo Guud Ahaanba Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxday, Marxuumad Aamina Ibrahim Jaamac Inuu Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah Ka Siiyo, Iyagoo Si Gaar Ah U Gaadhsiinaya Tacsiddan Tiiraanyadda Leh Sxbkay Bashiir Maxamed Sheekh Muumin Oo Ay Marxuumad Aamina Ibrahim Jaamac Ahayd Xaaskiisa, Iyagoo Ilaahay Bashiir Maxamed Sheekh Muumin Iyo Dhammaan-ba Qoyska Reer Maxamed Sheekh Muumin Qalbiga Ha Idiin Ka Reebo Aamina Ibrahim Jaamac JANNO FARDOWSA Ha Ugu Deeqo.

Ilaahay Ha U Naxariisto Oo JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo Marxuumad Aamina Ibrahim Jaamac.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Rabbi.

Aynu U Wadda Ducaynno Walaal.

Saxafi Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured