Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Noqday Siyaasiga Iyo Masuulka Ugu Culus Ee Kasbadday Quluubta, Qalbiyadda Iyo Taageeradda Shacabka Uu Matello Ee Sool, Sanaag Iyo Buuhoodle.

0
Wednesday January 25, 2023 - 19:51:57 in by Super Admin
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Noqday Siyaasiga Iyo Masuulka Ugu Culus Ee Kasbadday Quluubta, Qalbiyadda Iyo Taageeradda Shacabka Uu Matello Ee Sool, Sanaag Iyo Buuhoodle.

    Laascaanood (QMN)- Garaaddadda Dhaqanka, Wax-garadka Iyo Guud Ahaanba Shacabka Beel-weynta Dhulbahante, Ayaa Guddoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascaanood (QMN)- Garaaddadda Dhaqanka, Wax-garadka Iyo Guud Ahaanba Shacabka Beel-weynta Dhulbahante, Ayaa Guddoomiyaha
"Reer Sool Oo Kala Xishoodday, Unna Quudhi Waayey Inay Ugu Yeedhaan Odhaahda Caanka Baxday Ee HOR-GAL Siyaasiga Ugu Culus, Ugan-na Saameynta Baddan Gobollada Barri Ee Dalka".
==============================================

"Garaaddadda Dhaqanka, Wax-garadka Iyo Guud Ahaanba Shacabka Beel-weynta Dhulbahante, Ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed (Daw-dar) Ka Reebay Inay Ugu Yeedhaan Odhaahda HOR-GAL Ee Ay U Yaqaanaan Siyaasiyiintoodda JSL Ka Tirsan Ama Xilalka Kala Duwan Ka Haya".
=============================================

Laascaanood (QMN)- Garaaddadda Dhaqanka, Wax-garadka Iyo Guud Ahaanba Shacabka Beel-weynta Dhulbahante, Ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed (Daw-dar) Ka Reebay Inay Ugu Yeedhaan Odhaahda HOR-GAL Ee Ay U Yaqaanaan Siyaasiyiintoodda JSL Ka Tirsan Ama Xilalka Kala Duwan Ka Haya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed (Daw-dar), Ayaa Noqday Siyaasiga Haya Mansabka Ugu Weyn Ee JSL, Kanna Soo Jeedda Gobollada Barri Ee Dalka, Isla-markaanna Si Dhab Ah Taageerro Buuxda Ka Haysta Dhammaan-ba Shacabka Reer Sool, Sanaag Iyo Buuhoodle Ee Uu Matello.

Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed (Daw-dar), Ayaa Uga Soo Baxay Gobolka Sool Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Uu Hogaankiisa Sare Ka Tirsan Yahay, Ayaa Haya Xilka Ugu Culus Ee Beeshu Ka Hayso JSL, Isagoo Ah Masuulka Saddex-xaad Ee Qaranka JSL Ugu Sareeya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed (Daw-dar) Oo Hadda Ku Sugan Xaruunta Gobolka Sool Ee Laascaanood, Ayaa Ku Hawlan Dhegaysiga Kacdoonka Shacabka Reer Sool Ee Ka Dhalatay Saluuga Iyo Tabashadda Dabadda Dheeraatay Ee Ay Reer Sool Ay Qabeen JSL Muddadda 31-ka Sanno Ah Ee Ay Jirtay. Isagoo Kala Kulmay Shacabka Reer Sool Ee Uu Matello Soo Dhaweyn, Qaddarin Iyo Xushmad Dheeraad Ah Oo Ay U Hayaan Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Ayaa Ah Masuul Hal-adeyg Leh, Isla-markaanna Si Dhab Ah Uga Hadla, Ugan-na Turjuma Rabitaanka Iyo Baahidda Shacabkiisa Uu Matello, Waanna Sababta Dhabta Ah Ee Keentay Inay Shacabka Reer Sool, Sanaag Iyo Buuhoodle Si Weyn Uu Quluubtoodda Iyo Qalbigoodda Uu Hantiyo, Isla-markaanna Si Xoog Leh Looga Dareemo Deegaankiisa Taageeradda Xoog Leh Ee Uu Ku Leeyahay.

Saxafi Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured