KDQ Iyo Masuuliyiinta Warbaahinta, Ururradda Saxaafadda Ee SOLJA Iyo WIJA Oo Si Wadda Jir Ah U Wadda Sexeexay Illaalladda Xeerka Anshaxa Saxaafadda Ee Doorashooyinka.
Hargeysa (QMN)- KDQ, Ayaa Xaruunta Ku Qabtay Kulan Ay Kula Sexeexdeen Illaalladda Xeerka Anshaxa Saxaafadda Masuuliyiinta
Wasaaradda Warbaahinta Iyo Ururadda Saxaafadda Ee SOLJA Iyo WIJA.
Kulankan Oo Lagu Sexeexay Illaalladda Xeerka Anshaxa Saxaafadda Ee Doorashooyinka, Waxa Si Rasmiya U Sexeexay Guddoomiyaha KDQ Md. Muuse Xassan Yuusuf, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL Md. Cali Mareexaan, Guddoomiyeyaasha Ururradda Saxaafadda ee SOLJA & WIJA. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2024 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |