Mujaahid Liibaan Hussain Al Caddaalla Oo Sheegay Innuu U Sharaxan Yahay Doorashadda Golaha Wakiilladda Ee JSL Ka Dhici Doonta 2026-ka.

0
Monday February 17, 2025 - 18:39:28 in by xasan siyoore
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Liibaan Hussain Al Caddaalla Oo Sheegay Innuu U Sharaxan Yahay Doorashadda Golaha Wakiilladda Ee JSL Ka Dhici Doonta 2026-ka.

    Hargeysa (QMN)- Mujaahid Liibaan Hussain Al Caddaalla "Caaqil-ka", Ayaa Sheegay Innuu U Sharaxan Yahay Doorashadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Mujaahid Liibaan Hussain Al Caddaalla "Caaqil-ka", Ayaa Sheegay Innuu U Sharaxan Yahay Doorashadda
Golaha Wakiilladda Ee JSL Ka Dhici Doonta Sannadka Dambe Ee 2026-ka. Hadduu Alle Yidhaahdo.

Caaqil Liibaan Hussain Al Caddaalla Oo Halgan Dheer, Kadib Dalkiisa Hooyo Dib Ugu Soo Laabtay, Kadib Guushii Doorashadda Madaxtooyadda Ee 13-ka November 2024-ka Uu Xisbiga Muxaafidka Ah Ee WADDANI Ka Gaadhay, Ayaa Hadda Shaaciyey Hankiisa La Xidhiidha Ka Qaybgallidda Tartanka Doorashadda Golaha Wakiilladda Somaliland.

Mujaahid Liibaan Samma-talis Oo Si Gaar Ah Ugu Suntan Guushii Uu Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ku Noqday Madaxweynaha JSL, Ayaa Carabaabay Innuu Hadda U Taagan Yahay Ka Qaybgallidda Tartanka Doorashadda Is-barkan Ee Golleyaasha Wakiiladda Iyo Deegaannadda Ee Dalka JSL Ka Dhici Doonta 31-ka Bisha May Ee Sannadka Dambe Ee 2026-ka.

Caaqil-ka, Ayaa Sheegay Innuu Aad Ugu Faraxsan Yahay Ka Qaybgallidda Tartanka Doorashadda Golaha Wakiiladda, Waxaannu Sheegay Innuu Xisbiga Muxaafidka Ah Ee WADDANI Uga Sharaxan Yahay Gobolka Maroodi-jeex.

Warbaahinta Caalamigaa Ee Qumannews.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured