Masuuliyiintii Xisbiga KULMIYE Ee Xaafadda Daami, Oo Iska Casilay Guud Ahaanba Xisbigaas.

0
Monday November 04, 2024 - 18:25:26 in by xasan siyoore
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiintii Xisbiga KULMIYE Ee Xaafadda Daami, Oo Iska Casilay Guud Ahaanba Xisbigaas.

    Hargeysa (QMN)- Masuuliyiintii Xisbiga KULMIYE U Qaabilsannaa Xaafadda Daami Ee Degmadda Gacan Libaax Ee Caasimadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Masuuliyiintii Xisbiga KULMIYE U Qaabilsannaa Xaafadda Daami Ee Degmadda Gacan Libaax Ee Caasimadda
 Dalka Ee Hargeysa, Ayaa Iska Casilay Guud Ahaanba Xisbiga KULMIYE.

Guddoomiye Jaamac Gows iyo Guddoomiye Cabdalle Cumar Oo Ahaa Rukunadda Xisbiga KULMIYE Ee Xaafadda Daami, Ayaa Sheegay Inay Si Rasmiya Iskaga Casileen Xisbiga KULMIYE, Iyagoo Halkaa Ka Caddeeyey Inay Si Rasmiya Ugu Biireen Xisbiga WADDANI, Isla-markaana Ay Hadda Wixii Ka Dambeeya Qayb Weyn Ka Noqon Doonnaan Is-baddelka Uu Xisbiga WADDANI Rabbo Innuu Dalka Sameeyo.

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Iyo Dr Cabdiraxmaan Cirro, Madaxwaynaha JSL Ee Dhaartu U Hadhsan Tahay, Ayaa Si Weyn U Hogaaminaya Is-baddel Weyn Innuu Dalka Hirgaliyo, Wixii Ka Dambeeya 13-ka November 2024-ka, Guud Ahaanba Shacabka Reer Somaliland, Ayaa Si Weyn Ugu Hawlan Siddii Looga Dhabeyn Lahaa Horumarka Iyo Is-baddelka Weyn Ee Uu Xisbiga WADDANI Rabbo Innuu Dalka Hirgaliyo, Taageerradda Dadweynaha JSL Ayaa Si Weyn Ugu Qul-qullaysa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Waxaanna Loo Rajeynayaa Inay Si Weyn Ugu Guullaystaan Doorashadda Madaxtooyadda Ee 13-ka November 2024-ka Dalka Ka Dhacaysa, Musharraxiinta Jagooyinka Madaxweynaha Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal "Inna Cirro" Iyo Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured