Maayar Ku Xigeenka Degmadda Lughaya Oo Iska Casilay Xisbiga KULMIYE, Kunna Biirray Xisbiga WADDANI.

0
Tuesday November 05, 2024 - 21:46:06 in by xasan siyoore
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayar Ku Xigeenka Degmadda Lughaya Oo Iska Casilay Xisbiga KULMIYE, Kunna Biirray Xisbiga WADDANI.

    Hargeysa (QMN)- Maayar Ku Xigeenka Degmadda Lughaya Maxamed Barre Ibraahin (Bidixo), Ayaa Iska Casilay Xisbiga KULMIYE,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Maayar Ku Xigeenka Degmadda Lughaya Maxamed Barre Ibraahin (Bidixo), Ayaa Iska Casilay Xisbiga KULMIYE,
 Isla-markaana Si Rasmiya Ugu Biirray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.

Dr Cabdiraxmaan Cirro, Madaxwaynaha JSL Ee Dhaartu U Hadhsan Tahay, Ayaa Si Weyn U Qaabilay Maayar Ku Xigeenka Degmadda Lughaya Maxamed Barre Ibraahin (Bidixo).

Maayir Biddixo, Ayaa Dhankiisa Sheegay Innuu Aad Ugu Faraxsan Yahay Kusoo Biirista Xisbiga WADDANI, Isla-markaana Uu Qayb Weyn Ka Noqdo Isbeddelka Weyn Ee Xisbiga WADDANI Rabbo Innuu Dalka Ka Hirgaliyo, Wixii Ka Dambeeya 13-ka November 2024-ka Oo Ay Dalka Ka Dhacayso Doorashooyinka Isku-sidkan Ee Madaxtooyadda Iyo Xisbiyadda Siyaasaddu.

Gaba-gabaddii Musharraxa Jagadda Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Inna Cirro", Ayaa Caddeeyey Innuu Si Weyn Ugu Faraxsan Yahay Taageerradda Weyn Ee Maayir Biddixo Kusoo Biirrinnayo Xisbiga WADDANI, Isla-markaana Uu Weyn Ugu Soo Dhaweynayo Xisbiga WADDANI.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured