Warbaahinta Caalamigaa Oo Baahisay Innuu Dalka Maraykanku Si Rasmiya U Aqoonsan Doonno JSL.
Washington (QMN)- Warbaahinta Calaamka, Ayaa Qoraal Ay Baahiyeen Ku sheegay Innuu si rasmiya U aqoonsan Doonno Madaxwaynaha
la doortay Maraykanku jamhuuriyadda Somaliland.
Qoraalka waxay ku sheegeen In Somaliland tahay bogcad mihiim oo ay ku nool yihiin Muslimiin badan.
Madaxwaynaha Maraykan ee cusub ayaa ka dhabeeya go,aanada uu jeediyo marka uu ku jiro xiligiisa ololaha ama soo jeedinaha uu wakhtigaasi ay sheegaan gacan yarayaashiisu.
Geesta Kale, Madaxweynaha JSL Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Dalka Mareykanka Ku Bogaadiyey Qaddiyadda Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, Isagoo Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro Ka Hadlay Xidhiidhka Qoto-tadda Dheer Ee U Dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Dalka Maraykanka, Isagoo Caddeeyey Madaxweyne Cirro Inay Xukuumaddiisu Si Weyn Uga Shaqeyn Doonto Illaallinta Xidhiidhka Iyo Cilaaqaadka Labadda Dal Somaliland Iyo Mareykanka.
Warbaahinta Caalamigaa Ee Qumannews.net Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |