Madaxweyne Geelle Oo Xaruunta Qasriga Madaxtooyadda Dalka Djibouti Ku Qaabilay Dhigiisa JSL

0
Wednesday May 21, 2025 - 17:27:58 in by Super Admin
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Geelle Oo Xaruunta Qasriga Madaxtooyadda Dalka Djibouti Ku Qaabilay Dhigiisa JSL

    Jibuuti (QMN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jibuuti (QMN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti
 Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Cirro, Ku Qaabilay Xaruurta Qasriga Madaxtooyadda Dalka Djibouti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Saaka Ka Baxay Caasimadda Dalka Ee Hargeysa, Isaga Iyo Wefti Heerkiisu Sareeyo Oo Hogaminayo, Waxaanna Garoonka Caasimadda Jibuuti Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyey Raysal-wasaaraha Dalka Jibuuti Md Cabdiqaadir Kaamil Maxamed. Iyaddoo Isla Hadda Uu Madaxweyne Geelle Ku Qaabilay Weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Xaruunta Qasriga Madaxtooyadda Dalka Djibouti Ee Magaaladda Jibuuti.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured