Saddex Dhacdo Hogaaminneed Oo Dhalisay Guusha Saddex Musharrax Oo U Tartamayay Jagadda Madaxwaynaha

0
Saturday November 02, 2024 - 19:57:28 in by xasan siyoore
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saddex Dhacdo Hogaaminneed Oo Dhalisay Guusha Saddex Musharrax Oo U Tartamayay Jagadda Madaxwaynaha

    Waxan doonaya in aan Saddex dhacdo oo guul Musharax Madaxwaynenimo dhalisay aan halkan ugu sharaxo Bulshada Jamhuuriyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan doonaya in aan Saddex dhacdo oo guul Musharax Madaxwaynenimo dhalisay aan halkan ugu sharaxo Bulshada Jamhuuriyada
 Somaliland: 

1. Musharax Madaxwayne Ahmed Siilaanyo 2010 

Sudaan Bare AHN waxa uu hogaamiyey oo uu isku keenay si ay tageero ugu mujiyan Saladiinta, Cuqasha, Siyasiyinta, dhalinyarada & Aqonyahanka ee Beelaha ARAB Musharax Madaxwayne Ahmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, waanu guulaystay.

2. Musharax Madaxwayne Muse Bihi Cabdi 2017

Sudaan Bare AHN waxa uu sido kale hogamiyey Saladiinta, Cuqasha, Siyaasiyiinta, Guddida beesha dhalinyarada & Aqonyahanka ee Beelaha ARAB si ay tageero ugu muujiyaan Musharax Madaxwayne Muse Bixi Cabdi, waanu guulaystay.

3. Musharax Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro 2024

Sudaan Bare AHN markii uu ka yimid waddanka Hindiya ee aanu Alle oofsan waxa uu iskugu dubo dirday Saladinta, Cuqasha Siyasiyinta, dhalinyarada & Aqonyahanka Beelaha HAASHIM; SULDAAN oo isla markaan Beelaha ARAB oo dhan ugu baaqay madaama yahay ahna ku simaha Suldaanka Guud ee ARAB in ay dhisan Cabdiraxman Ciro & Xisbiga Waddani. Nasiib wanagsan inta aan Alle oofsan Suldaanka beelaha ARAB oo dhami waa la qateen.

SULDAAN Ahmed Suldaan Bare waxaa uu halkii ka sii qaaday oo TOLKII ku hogaamiyey sidii taladii & dardaarankii Aabihi Suldan Bare AHN u hir galo in Saladiinta, Cuqasha, Siyasiyiinta, dhalinyarada & Aqonyahanka Beelaha ARAB tageeran Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro, insha Allah wuu guulaysan doonaa.

Yusuf Soraan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured