![]() Waxa Jirtay 2 Safar Oo Madaxwayhaha Jamhuriyada Somaliland
Waxa Jirtay 2 Safar Oo Madaxwayhaha Jamhuriyada Somaliland MD. Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi Ciro Uu Ku Gaala Bixiyay
Todobaadyadi ugu danbaysay Dalalka Dariska Ah Ee Djibouti Iyo Kenya kuwaasi oo uu ka gaadhay guulo Diblomasiyaded. Marka lagu daro kan hada gabagabada u maraya ee uu ku joogo Caasimada Dalka Kenya Ee Nairobi.
1.Waxa Madaxwaynuhu Soo celiyay Xidhiidhka Djibouti Iyo Somaliland oo xumaday intaanu xilka qaban kaasi oo horseedi gaadhay cawaqib xumo aan la suuraysan karin hadaan dalka isbadal ka dhicin.
La kulanka Safaradaha Caalamka ee dalka Djibouti dagan kuwaaso intaan dalka isbadal ka dhicin walaac xoogan ka muujiyay arimaha Somaliland Si fariin isbadal uu u gaadhsiyo iyo in dib loo Xoojiyo Xidhiidhka Somaliland iyo Caalamka
2.Waxa Madaxwaynuhu Safarka Kenya uu ku joogo ka gaadhay guulo la taaban karo kor u qaadida Xafiiska Somaliland. Sidoo kale la kulanka iyo ku xidhnanshaha Hayadaha calamiga ah maadama isbadalo siyasaded oo baahsan dunida ka socdo.
FG: Hadaba waxa loo bahan yahay in warbixanada safarada Madaxwaynaha si taxdar leh oo la fahmi karo loo gudbiyo iyada oo ilo kala duwan oo gudaha iyo dibada ah la marsiinayo hordhacyadoda si looga hor tago in warar been abuura suuqa la galiyo ama shacabka la marin hababiyo. sidoo kale waxa loo bahan yahay in aan arimaha masiiriga ah mucaradad laga dayin.
Haldoor Luul Xasan Mataan Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Waxa Jirtay 2 Safar Oo Madaxwayhaha Jamhuriyada Somaliland
Waxa Jirtay 2 Safar Oo Madaxwayhaha Jamhuriyada Somaliland MD. Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi Ciro Uu Ku Gaala Bixiyay