![]() Mucjiso: 40 Sanno Oo Ay Xaaskiisa Wadda Joogeen, Maxaa Ku Dhacay ?.
40 Sanno Ayey Xaaskiisa Wadda Joogeen, markay guriga ka baxayso hadduu waydiiyo halka ay u socoto waxay ugu jawaabi jirtay
("maxaa kaa
galay") haddii ay ku soo laabato guriga oo uu waydiiyo halkii ay ka timid mar kale ayay ugu jawaabi jirtay (war maxaa kaa galay halkan ka imid") muddo ayuu sidaa ku jiray, wuuna dhibsaday balse wuxuu mar walbo ilaalin jiray qalbigeeda wuxuuna ku dadaali jiray inuusan la murmin.
Ugu dambayn waxaa gabadhii ay 40-ka sano wada joogeen u timid tii Alle, markii meydkii la qaaday ayuu ku cel-celiyay "SUBXAANALLAH", dadkii ayaa ku yiri war qofka meydka ah towxiidka ayaa loo qabtaa ee waa see, sidii qof hurdo ka soo kacay oo kale ayuu u soo baraarugay, wuxuuna ku yiri dadkii meydka waday " Qofka aad waddaan waa xaaskaygii, waxaana wada joognay muddo 40 sano ah, balse maanta waa markii ugu horreysay ee aan ogahay halka ay u socoto waa Aakhiro.
Markaad dhameyso aqriska Subxana_alaah Soo qor kadibna Sii Faafi.
mohamed Daarulcilmi Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Mucjiso: 40 Sanno Oo Ay Xaaskiisa Wadda Joogeen, Maxaa Ku Dhacay ?.
40 Sanno Ayey Xaaskiisa Wadda Joogeen, markay guriga ka baxayso hadduu waydiiyo halka ay u socoto waxay ugu jawaabi jirtay