![]() Haddii Aad Rabto Inaad Noloshaadda Beddesho, Ka Faa'iidayso 10-ka Maalmood Ee Ugu Wanaagsan Sannadka.
Haddii Aad Rabto Inaad Noloshaadda Beddesho, Ka Faa'iidayso 10-ka Maalmood Ee Ugu Wanaagsan Sannadka.
10-ka maalmood fadliga badan ee Dul-Xaj ayaa bilaabmay, waana maalmaha Allah (SWT) ugu jecel yahay. Nabi Muxammed ﷺ wuxuu yiri:
"Maalmo Allaah camalka wanaagsan uu ka jecelyahay majirto maalmahaan.”
Haddii aad rabto in noloshaadu isbeddesho, tani waa fursad dahabi ah. Maalmahan waa hadiyad Eebbe bixiyay, waa fursad aad ku cusboonaysiin karto iimaankaaga, ku urursan karto ajar fara badan, uguna dhowaan karto Rabbigaaga.
Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |