Dr Cabdiraxmaan Cirro, Madaxweynaha JSL Oo Safarkiisa Saddex-aad Ku Tagaya Dalka Boqortooyadda Sucuudiga.

0
Sunday February 23, 2025 - 16:39:41 in by xasan siyoore
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr Cabdiraxmaan Cirro, Madaxweynaha JSL Oo Safarkiisa Saddex-aad Ku Tagaya Dalka Boqortooyadda Sucuudiga.

    Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Inna Cirro", Ayaa Maalmaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Inna Cirro", Ayaa Maalmaha
 Soo Socda U Socdaallaya Dalka Boqortooyadda Sucuudiga.

Safarka Sucuudiga Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Noqonnaya Kii Saddex-aad Ee Uu Dalka Dalka Dibeddiisa Ugu Baxo, Tan Iyo 12-kii December 2024-ka Oo Talladda JSL La Wareegay.

Safarka Madaxweyne Cirro Ee Boqortooyadda Sucuuddi Arabia Ayaa Ka Dambeeyey, Kadib Markii Ay Boqortooyadda Sucuudigu Marti Qaad Rasmiya U Soo Dirtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Waxaannu Bixi Doonnaa Maalmaha Soo Socda, Hadduu Alle Yidhaahdo.

Waanna Safarkii Saddex-aad Ee Uu Madaxwaynuhu Dalka Dibeddiisa Ugu Baxo, Isagoo Hore U Booqday Laba Jeer Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta.


Warbaahinta Caalamigaa Ee Qumannews.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured