![]() "La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 294 Maalmood Ama Habeen Oo U Dhiganta (9-Bilood) Sagaal Bilood
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta
Hoos U Tirri Maalmaha Kooban Ee Uga Hadhay Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Loo Doortay Hogaaminta Qaranka JSL.
======================================
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta Qaranka JSL loo Doortay Ku Sii Siqayaan Muddo Dhammaadka Muddo Xilleedkiisa Ee Soo Af-meeri Doonno Sii Hogaaminta Qaranka JSL.
Madaxweynaha Hadda Taladda Dalka Haya oo Ay Maanta Oo Ay #Taariikhdu Tahay 23-kii Bisha #Jenawery Sannadka 2022-ka, Uga Hadhay Muddo Xilleedkiisa 294 Maalmood Ama Habeen Unna Dhiganta, (9-Bilood) Sagaal Bilood.
Markay Si Rasmiya U Dhammaaddaan 294 Cisho, Waxa Dalka Looga Dareeri Doonnaa Isha Allah Doorashadda Madaxtooyadda Si Loo Soo Doorto #Madaxweynihii 6-aad Ee Qaranka JSL Hogaamin Doonno Muddo Xilleedka Cusub.
Sidda Uu Dastuurka JSL Dhigayo Geesta kale Waxa Madaxweynaha Uga Hadhsan Xilka 324 Habeen Ama Cisho Oo ah Wakhtiga Sharcigu U Ogol-Yahay Ah Inuu Taladda Dalka Ku Wareejiyo #Madaxweynaha Cusub Ee Lagu Soo Dooran Doonno Doorashadda #Madaxtooyadda. Hadduu Alle Yidhaahdo Hadduu Isaga Musharaxa Noqdo Oo Dib Loo Doorto Iyo Haddii Madaxweyne Cusub Dalka Loo Doorto-ba Muddo Xilleedka Cusub Ee Shanta Sanno Ah.
#Ku Beegan Shanta Sanno 13-ka November Ee Sannadka #Dambe Ee 2022-ka, Xil Wareejinta Madaxweynuhu Waa Bil (30 Maalmood), Kadib Dhammaanka Muddo Xilleedka Shanta Sanno.
Dhiibo #fikirkaaga Oo Aan #Caadifad, #Ceebeyn Iyo #Xumaan Midna Lahayn, Uga-na Jawaab Labaddan Su'aallood.
1- #Adigu Dib Ma U Dooran Lahayd Inuu Mar Labaad Madaxweyne Dalka Ka Noqdo ?.
2- #Maxaad'se Ka Xusi Kartaa Horumar Ama Wax Qabadd Ah Ee Uu Madaxweynuhu Dalka U Qabtay Muddadii Uu Xilka Qaranka Hayey ?.
Tifaftire Khaddar Ali Khum
Qumannews.net.
Har/Office..
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 294 Maalmood Ama Habeen Oo U Dhiganta (9-Bilood) Sagaal Bilood
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta