Sareeye Guuto: Cabdi Axmed Tiir Wuxu Ka Mid Yahay, Tiirrarka Ugu Miisaanka Culus

0
Sunday June 01, 2025 - 20:12:02 in by Super Admin
  • Visits: 176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sareeye Guuto: Cabdi Axmed Tiir Wuxu Ka Mid Yahay, Tiirrarka Ugu Miisaanka Culus

    Sareeye Guuto: Cabdi Axmed Tiir Wuxu Ka Mid Yahay, Tiirrarka Ugu Miisaanka Culus ee aanay la'aantood waxbadani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sareeye Guuto: Cabdi Axmed Tiir Wuxu Ka Mid Yahay, Tiirrarka Ugu Miisaanka Culus ee aanay la'aantood waxbadani
 ka qabsoomeen nabadaynta Ceel-afwayn.Waa Ruug-caddaa Xafiis sharci iyo mid Xeerbeegtiba uga dhex muuqday si xal waara loogu helo dhibtaas daba dheeraatay.

Muddo badan oo aanu Hal-abuur ahaan kala shaqaynaynay nabadaynta beelahaas wallaalaha ah, waxu ka mid ahaa dadka ay ka go'antay inay si hagar la'aana uga shaqeeyaan nabada ee aanu la kulanay.Marka laga tago shaqadiisa amni ee uu qarankan u hayo waa guurti mudan in bulshadiisa iyo dawladiisuba maamuusto.

Iinsha allaah waxanu dhawaan soo baahin doonaa muuqaal xog badan oo ay tahay in reer Somaliland ogaadaan xambaarsan,kaalin aad u mug wayna uu ku leeyahay.Ugu danbayn qofkaaga qiimaha leh waa la xusaa ee Alle Cimriga iyo caafimaadka labadaba haw barakeeyo.

Waxa Qoray Maxamed Shilke.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured