Madaxweynaha 7-Aad JSL

0
Thursday June 12, 2025 - 17:30:11 in by Super Admin
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha 7-Aad JSL

    Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan waa siyaasiga kaliya ee ina tusay in xuduud iyo layn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan waa siyaasiga kaliya ee ina tusay in xuduud iyo layn
aan laga gudbin leedahay hanaanka dowladnimo ee aysan ahayn ku xumayn iyo xageey maanta ku jirtaa, waa nin yoolkiisu yahay inay Somaliland noqoto Dal Dunidda waxa ku soo kordhiya.

Waa siyaasiga kaliya ee maanta aan lasoo helayn isagoo jeedinaya laba hadal oo is beeninaya ama sheegi karaya inuu laba ruux yahay.

Gudoomiye Hersi Hassan , Fahamkiisa dawladnimo, khibaradiisa, xogogalnimadiisa afkaartiisa aan isbed bedelin iyo aqoontiisa aya u goynaysa inuu noqdo Madaxweynaha 7aad ee JSL haddii Eebe idmo.

Waxa Qoray Wariye Axmed-Daahir.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured