Dhibkaa dhoofka: Waa Maansadii 3-aad Ee Aan Curiyo
Qaybtii 1 aadQ/Sucaad: Dhibka dhoofku dhalandhool adakaa safar iyo intaan galay af libaax, Dhibka dhoofku dhalandhool madoobaa mugdi iyo warkisii Dhoof bay ku dasteen intay sibiq ku baxane oo ay Dhaqaaqane dhalashada in ay
dooriyan bay ku
Dhawdahaye dhaarse may marine
Dhaqaq socod soofdaran haboow intaan maraye itii iixtiyo intaan tareen racay miyan badaha maxaye miyan hals daqaye
Dhaqan Mayguu dhacaye intaan halis galaye kaasii darane.mawjadaha aduunka miyane uban dhigaye naftaydii nolol intaan nacaye hami
Dhoof miyuu galaye
Dhamac intaan maraye dhibic iyoo wakeediiyee
Dhul shisheye inaan ubaxaye tahli dheere inan maraye
Dhibkii iga soo maraye intaan tahali wayaye wayaha
Dhamac iyo kulayl iyo halis intaaan maraye halas intaan galaye
Dhaqan kuur intaan soo maraye haybad intaane dhaafaye intaaan ka taagaye miya
Dhaqan xumo indhahaygu markay eeganba miyay la kulmane
Dhacdadii danbaysiyo dalakiii intaan ka baxaye miyan
Dhamac shaydaan doontaye miyaan hiyi guuraye halaq afka mooga galaye
Dhacdadii danbaysee
Dhaxaan oogsadaye halyay kaalidii dhuuntayee
Dhalinyaraduu way dayriyeen dhulkoodiiyee
Dhaqdhaaq hub iyo dhoof wata loobaxayee
Dhaqan wanaag haniti anoo laha miyan meel ma guurto ah hanaqa uu taagaye
Dhaqan wanaag anoo habad uu laha miyaan halis aan arki Karin miyan doonayee
Dhaqan wanag hankoow adaane ku dhimayaa
Dhaqan waanag dhulkaygoo adan aadaan kugu ugu dhataaye
Dhulkaygoo ciidaaduu waa hodan hantii aan dhaamane weeyee haybad iyo sharafkeede
Dhisnoow abid aan sal guurayne
Dhulkayiii Somaliland miyan meel kale kuu dooorsan anoo kunool nabada ku seexdaa
Dhaqan wanag anoo kuu nool miyaane dhaqan xumo mayan siisane
Dhaqan wanaag hatii aansal guurayn waligeed ku hida tirsataye somalilnad ayay kuu can tahye
Dhaqan iyo qaranimo aan sal guurayne Somaliland ayaa leh
Dhulkaygaana uu dhimanayaaye qaranimadaan kuu
Dhaabtaa cisibaan kuu loolahaey qaran nimaan kuu dhata
Dhabaal ilays ayaan uu ahayee
Dhaqan wanagaa sid buur siimaane uu leeyahaye
Dhaqan iyoo asluub iyo haybadaa aduunkaa qarankaygaa ugu sareyee
Dhamac yiilal iyo anoon
Dhoofin dhulkaygaan kuu noolaane
Dhulkaygu waxu hantii leeyahaye nadaa weeyaaane
Dhab hadaan kaa hadloo qaran kalaa danbeeyo
Dhibkaa iskaa jirayoo shacab nabada
Dhoowrtoo iskuu iskuu tirsanbanoo isku
Dhimanayaan naahaye oo aan
Dhaqan guurin abid koodee hoodan nimo dalkaygaa leehe anna
Dhaqan baan kuu
Dhataa aan sal guurayne Abid
Lasoco qaybta danbe
sucaadshahmed@gmail.com
Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Dhibkaa dhoofka: Waa Maansadii 3-aad Ee Aan Curiyo
Qaybtii 1 aadQ/Sucaad: Dhibka dhoofku dhalandhool adakaa safar iyo intaan galay af libaax, Dhibka dhoofku dhalandhool madoobaa mugdi iyo warkisii Dhoof bay ku dasteen intay sibiq ku baxane oo ay Dhaqaaqane dhalashada in ay