26-kii Jeneweri 1991-kii: Sannad-guuradda 32-aad Ee Dhicitaankii Dawladdii Dhexe Ee Soomaaliya!.
Muqdisho (QMN)- Berri oo kale 32-"gu" ka hor 26-kii Jeneweri 1991-kii, waxa Tallada laga tuuray oo Madaxtooyadda Muqdisho
"Maxaad Ka Xusuusataa, Xukunkii Milateriga Ahaa Ee Rabbi Ha U Naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre Hogaaminayey Muddadda 21-ka Sanno Ahayd".
=============================================
Muqdisho (QMN)- Berri oo kale 32-"gu" ka hor 26-kii Jeneweri 1991-kii, waxa Tallada laga tuuray oo Madaxtooyadda Muqdisho ka baxay Hoggaamiyihii Kacaanka Soomaaliya Jaalle Maxamed Siyaad Barre Oo Muddo 21 Sanno Ah Hogaaminayey Dawlad Ka Mid Ahayd Awooddihii Ugu Xooga Badnaa Qaaradda Afrika.
Jaalle Maxamed Siyaad Barre Oo Xukunka Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed Kula 21-kii October Sannadkii 1969-kii, Inqilaab Milateri Ayey 26-kii Jeneweri 1991-kii Xoog Uga Saareen Jabhaddo Hubaysanni Qasrigii Madaxtooyadda Ee Villa Soomaaliya Ee Uu Muddadda 21-ka Sanno Ah Uga Talinnayey Dal Ka Mid Ahaa Kuwa Ugu Awoodda Badnaa Qaaradda Afrika.
Qoddob Iyo Laba Kasoo Qor, Waxyaabihii Aad Ku Xusuusato, Xukunkii Milateriga Ahaa Ee Rabbi Ha U Naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre Hogaaminayey Muddadda 21-ka Sanno Ahayd.
Saxafi Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
26-kii Jeneweri 1991-kii: Sannad-guuradda 32-aad Ee Dhicitaankii Dawladdii Dhexe Ee Soomaaliya!.
Muqdisho (QMN)- Berri oo kale 32-"gu" ka hor 26-kii Jeneweri 1991-kii, waxa Tallada laga tuuray oo Madaxtooyadda Muqdisho