Jabuuti Madaxweyne kasta oo Soomaalilaan yimaada saddex arrimood

0
Thursday May 22, 2025 - 20:21:25 in by Super Admin
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabuuti Madaxweyne kasta oo Soomaalilaan yimaada saddex arrimood

    Jabuuti Madaxweyne kasta oo Soomaalilaan yimaada saddex arrimood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti Madaxweyne kasta oo Soomaalilaan yimaada saddex arrimood
 ayay ka rabtaa, inta uu dariiqaas haystana waa saaxiib. 

▪︎ Madaxweynahaasi inaanu dawladnimo madaxbanaan oo Soomaalilaan hesho ka shaqayn.

▪︎Madaxweynahaasi inaanu sidoo kale midnimo Xamar iyo Hargeysa ka shaqayn ama aanu gacan galin siyaasadda Xamar.

▪︎Madaxweynahaasi inaanu Jabuuti kula tartamin ilaha dhaqaale ee Jabuuti ay gobolka ku hayasato sida Dekeddaha, Baananka iyo xadhkaha intarneedka ee dalalka aan baddaha lahayn loo iibgeeyo. 

Jabuuti taas badalkeeda waxay u haysaa madaxweynahaas arrimo shakhsi ah sida; lacagaha aad dalka ka xado inaad ku kaydsato, qoyska Madaxweynahaas in ganacsiyo iyo hawlo kale loo fududeeyo iyo sidoo kale arrimaha socdaalka ee baasaaboorada in loo siiyo ciddii uu soo dirto.

Madaxweynayaashii waqtiga u helay inay la macaamilaan Jabuuti, Cigaal iyadoo fiintu dhexmarayso ayuu ku geeriyooday Muuse Biixina iyadoo lays hayo ayuu xilka ka degey midkoodna arrimo shakhsi ah isaguma dhicin.

Riyaale iyo Siilaanyo [ AHN ] waxay qaateen inay xaaladdaas iskala noolaadaan. Siilaanyo iyadoo Soomaalilaan noqon karaysay dalka geeska afrikaba xadhiga Fiber obtika u qaybisa noqon karta ayuu wuxu ogolaaday in shirkaddii in dalkiisu kamid noqdo dalalka aan badda lahayn. 

Gunaanadkii, Cirro jidkee ayuu dooran doonaa inuu raaco ?.

Maxamed Mukhtaar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured