Deg-deg: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Shaqo Ugu Baxaya Dalka Kenya.

0
Saturday May 24, 2025 - 20:06:40 in by Super Admin
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-deg: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Shaqo Ugu Baxaya Dalka Kenya.

    Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Inna Cirro), Ayaa Maalinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Inna Cirro), Ayaa Maalinta
Bariya afar Shaqo Ugu Baxaya Dalka Kenya.

Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Casuumad Rasmiya Ka Hellay Madaxweynaha Dalka Kenya William Roto, Ayaa Barri Booqasho Rasmiya Oo Saddex Maalmood Ah Ku Tagaya Dalka Kenya, Waxaannu Kulammo Gaar Ah La Yeellanayaa Masuuliyiin Ugu Sarreysa Dalkaas, Gaar Ahaan Madaxweyne William Roto, Kaasoo Ay Si Weyn Uga Wadda Hadli Doonnaan Xidhiidhka Labadda Dalka Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Siddoo Kale Kulammo Kala Duwan La Yeellanaya Safiiradda Beesha Caalamka Ee Fadhigooddu Yahay Magaaladda Nairobi Ee Caasimadda Dalka Kenya.

Dr Cabdiraxmaan Cirro, Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Ayaa Geesta Kale Kulan Gaar Ah La Yeellan Doonna Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Kenya, Isagoo Ka Qaybgalli Doonna Xaflad Weyn Oo Loogu Dabaal-degayo Sannad-guuradda 34-aad Ee Maalinta Qarannimadda JSL Ee 18-ka May.

Siddoo Kale Madaxweyne Cirro, Ayaa Furri Doonna Dhisme Casriya Loo Dhisay Safaaradda JSL Ee Magaaladda Nairobi.

Ugu Dambayn Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Ayaa Sidday Ku Heshay Xogo Hoose Warbaahinta Caalamigaa Ee Qumannews.net Magacaabaya Saacaddaha Soo Socda Masuuliyiin Culus Oo Ka Mid Noqon Doonna Xukuumaddiisa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured