Deg-deg: Xukuumadda Dalka Kenya Oo Si Rasmiya U Caddeysay Ogollaashaheedda Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland Ku Yeellanayso Caasimadda Nairobi.

0
Monday May 26, 2025 - 21:27:20 in by Super Admin
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-deg: Xukuumadda Dalka Kenya Oo Si Rasmiya U Caddeysay Ogollaashaheedda Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland Ku Yeellanayso Caasimadda Nairobi.

    Nairobi (QMN)- Socdaalka Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya, Ayaa badka soo dhigay Kenya Sidda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi (QMN)- Socdaalka Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya, Ayaa badka soo dhigay Kenya Sidda
ay u daneynayso in la xoojiyo xidhiidhka ay la leedahay Jamuuriyadda Somaliland.

Qoddobo Hor-dhaca, Ayaa Kasoo Baxay Booqashadda Madaxweynaha Jamhuuriyaddu Dr Cabdiraxmaan Cirro Maanta Ku Gaadhay Dalka Kenya.

Qoddobaddan, Ayaa La Isku Af-gartay.

1. Madaxweynaha Jsl waxaa soo dhaweeyay wasiirka awooda badan ku leh madaxtooyada dalka Kenya ee Hassan Ali Joho ahna siyaasi saameyn weyn dalkaasi ku leh .

2. Xadhig ka jarka safaaradda Jamuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya oo Somaliya Kenya ka dalbatay inaan la furin oo Kenya si weyn u soo dhaweysay in Somaliland furato.

Waa qodobadda hordhaca ee illaa hadda safarka saaka ee Madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro Daaha ka feyday.

    


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured