DEGDEG: Xisbiga Mucaaridka Ee KULMIYE Oo Hadda Ka Hadlay Warka Ka Soo Baxay Dalka Kenya.

0
Monday May 26, 2025 - 21:55:05 in by Super Admin
  • Visits: 422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEGDEG: Xisbiga Mucaaridka Ee KULMIYE Oo Hadda Ka Hadlay Warka Ka Soo Baxay Dalka Kenya.

    Hargeysa (QMN)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee KULMIYE Cabdinaasir Buuni, Ayaa Ka Hadlay Waraaq Kasoo Baxday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee KULMIYE Cabdinaasir Buuni, Ayaa Ka Hadlay Waraaq Kasoo Baxday
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Kenya, Taasoo Nuxur Ahaan Lagu Inkiray Jiritaanka Iyo Qarannimadda JSL.

Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee KULMIYE Cabdinaasir Buuni, Ayaa Yidhi "Dhawrista Qarannimadda JSL waxay waajib dastuuriya ku tahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waanna ta lagu dhaariyay.

Hadaba warqada ka soo baxday wasaaradda Arrimaha dibada ee dalka Kenya waa mid lagu dafiray jiritaanka dal ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanna Xukuummada Madaxweyne Cirro waajib dastuuriya ku ah in ay jawaab waafiya ka bixiso." Ayuu Yidhi Wasiir Hore Cabdinaasir Buuni, Ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee KULMIYE.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured